1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Booqo Uga Bilaabatay Dalka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo 2 maalmood ah. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Arrimaha Soomaaliya Dibadda oo Gaaray Magaalada Jeddah Wasiirka arimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray magaalada Jeddah ee boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaasi oo uu kaga qaybgeli doono shirka wasiirrada arrimaha dibedda wadamada Jaamacadda Carabta,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Garsoorka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa shir guddoomiyay kulan ay iskugu yimaadeen masuuliyiinta Garsoorka iyo Booliiska. Kulankan oo uu sidoo kale qayb ka ahaa Xeer ilaaliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Ka Wadatirsan Puntland oo Ku Dagaalamay Duleedka Garoowe Wararka naga soo gaaraya maagalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka Bari ee magalaada iska hor imaad uu ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan maamulkaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaalka Ka Socda Laascaanood iyo Madaafiic Lagu Garaacay Magaalada Wararka naga soo gaarao magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamada Somaliland ay madaafiic ku garaaceen magalaada subaxnimadii hore ee saakay, sida ay sheegayaan wararka. Sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shir Siyaasiyiinta Puntland Ugu Socday Garoowe Shir ka socday magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland 14-kii ilaa 15-kii bisha una dhaxeeyay siyaasiyiinta mucaaradka ah, ayaa waxaa gabagabadii laga soo saaray war-murtiyeed lagu xusay wixii looga hadlay shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga oo Wareegii Labaad La Aadayo iyo Xildhibaannada oo La Isku Hayo Dooashada dalka Turkiga ayaa natiijada kasoo baxday wareegii koowaad waxaa ay muujinaysaa in dhinac walba uu heysto fursad uu ku guuleysan karo. Madaxweynaha xilka haya Recep Tayyip Erdogan oo helay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlaayay Hormarinta Magaalooyinka oo Ka Dhacay Nairobi Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabsoomay shir ay soo aggaasintay Dowladda Federaalka Somalia, Machadka Tokiyo ee Horumarinta iyo Bankiga Adduunka, kaas oo looga hadlayo dib u dhiska iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Ka Wadahadlay Furitaanka Xuduudda Labada Dal Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay furista xaduudaha ay labada dal wadaagaan, kadib shir heerkiisu uu sareeyo oo u dhaxeeyay mas’uuliyiin labada dowladood ah, kuwaas oo heer wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maalinta Dhallinyarada Awgeed Ubax Dhigay Taallada SYL Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL oo 80-sano ay ka soo wareegtay markii ay…