3 daqiiqo Sheeko:Dalka Awoodsiinta Maskaxda Da’yarta: Sheekada Macallimad Dadaal Badan, Faaduma Ismaaciil Faaduma Ismaaciil uma qorsheysneyn in ay noqoto macallimad. Faaduma waxay shahaadada koowaad ee jaamacadda ku qaadatay cilmiga caafimaadka, inkastoo ay qabtay dareen ah in ay raaci doonto waddadii aabaheed iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Turkiga Maxaa Kasoo Kordhay? Doorashada Turkiga waxaa wali socota tirinta codadka sida uu sheegay guddiga doorashada, hoggmiyeyaasha u tartamaya madaxweynaha ayaa iska ag dhow ilaa iyo hadda codadka la tiriyay, madaxweyne Erdogan ayaa codad…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda Dhallinyaradii Ku Midowday SYL Billow illaa Dhammaad Maanta waxaa ay ku beegan tahay 15-kii 1943-kii markii la aasaasay ururkii gobonimo doonka SYL, kawaas oo dhidibada loo tagay maanta oo kale 80 sano ka hor, Ururka ayaa waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso:Sanad Kadib Maxaa Xasan Shiikh Maxamuud u Qabsoomay Dib u-Doorashadiisii? Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta waxaa u buuxsantay muddo sanad ah, kadib markii dib loogu soo doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya 15-kii May 2022, waxaana uu noqday shakhsiga kaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Sagootiyay Ciidamo Ka Qeybqaadanayo Wajiga Labaad Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan CGuutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya wajiga labaad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Guddoomiyay Shirka Dhaqaalaha Qaranka Shirka Heerka Sare ee Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa saaka ka qabsoomay Xarunta Madaxtooyada Qaranka iyada oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud,iyadoo ay ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Warfaafinta iyo Ku-sime Anita Kiki Gbheho? Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah Xoghahaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlay Fatahaadaha Wabiga oo Ka Dhacay Magaalada Baladweyne Waxaa maanta Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ka furmay shir deg-deg ahaa oo looga hadlayey xaalada adag ee ka jirta Magaalada oo fatahaad uu ka sameeyey Wabiga Shabelle iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xoogagga Reer Falastiin iyo Israa’iil oo Xabad Joojin Ku Heshiiyay Waxaa raxjo laga muujinayaa in xabbad joojin ay qabsoonto Marinka Gaza, si loo soo afjaro dagaalka shanta maalmood ee u dhexeeya ciidanka Israa’iil iyo xoogagga reer Falastiin ee Islamic Jihad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muwaadiniinta Turkida oo Maanta u Dareeraya Goobaha Codbixinta Waxaa maanta muwaadiniinta dalka Turkiga ay u dareerayaan soo doorashada madaxweynaha iyo Baarlamaanka, waxaana dhinacyadu ay soo gabagabeeyeen ololahooda doorasha, xilli doorashada sanadkaan ay tahay middii ugu adkeyd oo madaxweyne…