2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal Markale Ka Qarxay Khartoum, Xilli Wakiillo Ku Shirsan Yihiin Sucuudiga Waxaa markale dagaal uu dib uga qarxay magaalada Khartoum iyo magaalooyin kale, xilli maanta la filayo in ay hirgasho xabad joojin ay dhinacyadu ku gaareen wadahadallada magaalada Jidah, dhawaqa rasaasta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Muqdisho Kusoo Dhoweeyay Guddoomiyaha Magaaladda Bolnas ee Sweden Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Duqa Magaaladda Bolnas ee dalka Sweden Md.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Magacaabay Guddiga Soo Celinta Hanti-da Qaran Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Xubnaha Guddiga Tira-koobka, soo celinta, qiimeynta iyo ka talo-bixinta nidaaminta Hantida Qaranka ee uu magacaabay,waxaana ay ka booban yihiin 8 xubnood, kuwaas oo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda NISA oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay 44 Al-shabaab ah Hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa sheegtay in gobolka Shabeellaha hoose lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab, howlgalkaan ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay deegaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Taagan Ceerigaabo, Xilli Rabshado Khasaare Dhaliyay ay Ka Dhacayeen Magaalada Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag oo ay habeenimadii xalay ay ka dhaceen dibadbaxyo rabshado watay aya waxaa lasoo sheegayaa in saakay uu ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeya…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga oo Barri Dhaceysa iyo Ololihii Ugu Dambeeyay oo Dhinacyadu Wadaan Waxaa heer gabagaba ah soo gaaray ololaha doorashada guud ee dalka Turkiga, madaxweyne Erdogan oo ah madaxweynaha ugu awoodda badan dalka Turkiga taladana haya, ayaa dagaal adag kula jira mucaaradka,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sucuudiga oo Dib u Eegeysa Deymaha Kaga Maqan Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo miro dhal ah la qaatay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddiga Dib-u-Eegista Dastuurka oo La Kulmay Xubno Ka Socday QM Guddoonka Guddiga madaxa banaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddoonka Guddiga la socodka dastuurka ayaa maanta Kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Dariseynta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoominayey Shirka todobaadlaha ee Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir, kaasi oo todobaadkaan loogu hadlay dar-dar gelinta Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhroso: Maxaa Looga Hadlay Kulan Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Golaha Wasiirrada ayaa meel-mariyey Qaraarka Adkaynta Hufnaanta Maaraynta Maaliyadda Dalka oo ka kooban 8 qodob oo saldhiggiisu yahay Maaraynta Maaliyadda Guud ee Dalka, Maaraynta Dakhliga Dalka, Iibka iyo Qandaraaska Qaranka,…