1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Safiirka Dowladda Ruushka? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay danjiraha Ruushka u qaabilsan Soomaaliya iyo Jabuuti Amb. Mikhail Golovanov. Guddoomiyaha iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Daahfuray Hannaanka Wadashaqeynta Labada Sano ee Soo Socota Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta daahfuray Geeddi-socod Wadashaqayneed oo dhabaha u furaya iskaashi cusub oo dhex mara labada sano ee soo socota, dowladda federalka iyo Midowga Yurub…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Agaasimaha Hey’adda Cuntada Adduunka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay wafti ay hoggaamineyso agaasimaha Fulinta ee hay’adda Cunnada Adduunka Marwo Cindy McCain. Madaxweynaha dalka Dr Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Safiirka Dowladda Ruushka? Guddoomiyaga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ruushka u fadhiya Soomaaliya Mikhail Golovanov. Danjire Mikhail Golovanov ayaa ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan: Dadka Reer Laascaanood Wax Aysan Raali Ka Ahayn Cidna Kuma Khasbi Karto” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay kulan Dadweynaha ay su’aalo ku weydiinayeen, kuwaas oo ku aadan sanadka u buuxsamay iyo waxqabadka dowaladda ayaa ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Sheegay Iney Xalinayaan Tabashada Puntland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay kulan dadweynaha ay su’aalo toos ah ay ku weydiinayeen madaxweynaha ayaa soo hadalqaaday khilaafka u dahxeeya dowladda iyo muumulka…
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh: “Waxaa i ga go’an in aan dib loo gu laaban teendhadii Afisyooni” Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta Dawladda Federaalka iyo dawlad goboleedyada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Maamulka Gobolka Banaadir amarro ka soo saaray ka-ganacsiga maandooriyaha Amarkan ayaa Duqa Magaalada Muqdisho ka sheegay kulan uu Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula qaatay ganacsatadii laheyd xarumihii dhawaan uu xiray Maamulka Gobolka Banaadir.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sudan oo Laga Cabsi Qabo Iney Burburto iyo Dagaallo Sokeeye Dagaalka u dhaxeeya ciidamada Sudan iyo xoogaga gurmadka degdeg ah ayaa galay todobaadkii Afaraad, iyadoo madaxa Qaramada Midoobay uu ka digay in dalkaasi uu burburayo. Diyaarado dagaal ayaa lagu waramayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal Wali Ka Socda Sudan iyo XabadJoojin Cusub oo Lagaga Dhawaaqay Waxaa magaalada Khartoum ee dalka Sudan Asbuucii Afaraad ka socda dagaal xoogga oo dhaxeeya kooxaha iska awoodda dalkaas ee Milatariga iyo xoogagga kasoo horjeeda, waxaana dhinacyadu markale ay ku dhawaaqeen…