2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Deegaanka oo Shir Caalami ah Uga Qeybgaleysa Switzerland Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya Dr. Aadan Ibraahim Aw Xirsi iyo wefti khubaro ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaarey Magaalada Geneva ee dalka Switzerland, halkaas uu kaga …
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Turkiga oo Markale Lagu Arkay Ololaha Doorashada Dalkaas Madaxweyne Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii maanta dib uga soo muuqday ololihii doorashada ee galbeedka Turkiga, kadib maalmihii lasoo dhaafay oo la sheegay inuu wajahay xaalad caafimaad. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo 178 Muwaadin Dalka Dib Ugu Soo Celisay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey, ku xanibmay dagaalka ka socda dalka Suudaan, iyadoo 78…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Ergayga Arrimaha Somaliland iyo Safiirka Midowga Yurub? Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga YURUB Mrs Tiina Intelmann oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Soomaaliya oo Guuldarro Ku Furtay Tartanka Qaaradda Afrika Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ee Soomalaiya ayaa kulanka furitaanka Koobka qaramada Qaaradda Afrika la ciyaaray dhiggooda xulka qaranka Algeria oo sanadkaan martigalinaya. Kulanka ayaa waxaa 10:00 pm ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo Kulamo La Qaatay Madax Ka Tirsana Itoobiya iyo Dowlad Deegaanka Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islam Madoobe oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa kulamo kale duwan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federalka Itoobiya iyo dowlad deegaanka Soomaalida,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Dalka Morocco uga Qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan dalka Morocco ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’addaha Maaliyadda Carabta. Shirkaan oo ka furmay magaalada Rabaat ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Koobka Qaramada Qaaradda Afrika oo Maanta Soomaaliya iyo Aljeeriya Lagu Furayo Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ayaa maanta ciyaaraya kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 17 jirada, iyaga oo wajahaya xulka Algeria. Kulanka ayaa soo dhici doona caawa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo Ka Digtay Heshiiska Mareykanka iyo Koonfur Kuuriya Kuuriyada Waqooyi ayaa digniin kasoo saartay heshiis ay wadagaleen Mareynkanka iyo Koofur Kuuriya, kaas oo ay ku tilmaanta mid daandaansi ah, Mareykanka ayaa Koonfurta la leh heshiis Milatari tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Dalka Dib Ugu Soo Laabatay, Kaddib Cimradii Xajka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay dalka uga maqnaa gudasha Fadliga Cumrada, ayaa maanta dib ugu soo laabtay, iyadoo si diiray…