1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Ammaanka oo Howlgal Ku Qabtay Koox Burcad Taliska Qeybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay ku soo qabteen burcad hubeysan oo magaca Ciidamada qalabka sida dhac ku geysanayay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Magacaabay Ergayga Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqda Soo-Galootiga. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Afrika oo Madhow Siinaya Qoysaska Askartii Ku Geeriyootay Soomaaliya Midowga Afrika ayaa la sheegayaa inuu qorsheynayo in adduun lacag dhan $200 milyan magdhow ahaan u siiyey qoysaska askarta ka tirsan howlgalka ATMIS ee ku dhintey ama ku dhaawacmay gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bangiga Adduunka oo Ka Wadahadlay Hormarinta Caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka dowladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay wafdi ay hogaamineesay u-qeybsanaha Mashruuca Horumarinta Magaalooyinka ee Bangiga…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyeyaasha Isku Haya Awoodda Sudan oo Xabadjoojin Ku Dhawaaqay Xilli afartii maalin ee lasoo dhaafay dalka Sudan uu ka dhacayay dagaal u dhaxeeya ciidamada Milatariga dalkaas iyo xoogagga gurmadka degdeg ah ee Dacmu Sariic ayaa ayaa waxaa lagu dhawaaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xafiiska Xeer Ilaalinta Jubbaland oo Amrro Dudhigay Hey’adaha Fulinta Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Jubbaland waxa uu farayaa Hey’adaha Sharci Fuliyaasha in ay u hoggaansamaan shuruucda iyo xeerarka u degsan haynta la tuhunsanayaasha iyo baarista eedeysaneyaasha ku xiran goobaha sharcigu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgal Ku Gaaray Tuulooyin Hoosta Budbud Ururka 4aad Guutada 16aad kumaandooska Danab iyo ciidamada dib uxoreeynta deegaanada ayaa maanta howlgalo ka sameeyay tuulooyin hoos yimaado deegaanka budbud ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo dhowaan laga saaray dagaalamayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan Looga Hadlay Amniga Caasimadda oo Muqdisho Lagu Qabtay Wasiiru dowlaha amniga xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa oo guddoomiyay Kulan looga hadlayay Amniga oo ay ka qeyb galeen Hay’adaha Amaanka dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa looga…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Sudan oo Galay Maalintii Afaraad, Yaa Isku Haya Awoodda Dalkaas? Dagaal u dhaxeeya ciidamada Milatariga Sudan iyo xoogagga gurmadka degdeg ah ee Dacmu Sariic ayaa gilgilay dalkaasi, iyadoo lagu soo waramayo inay dagaalka ku dhinteen in ka badan 185 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Kormeer Ku Tagay Degmooyinka Bariga Caasimadda Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa kormeeray degmooyinka qaar ee caasimadda, kuwaas oo dhaca bariga magaalada Muqdisho, si…