1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Ku-xigeenkii Booliiska Magaalada Baladweyne oo Lagu Dilay Buundoweyn Kooxo hubeysan ayaa galinkii dambe ee maanta magaalada Baladweyne waxaa ay ku dishay Allaaha unaxariistee Taliye ku-xigeenkii Hore ee Saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne Taliye Nuur Xasan Bidaar . Dilka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Yabooh oo Gurddoomiyey Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa shir guddoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka dhacay xarunta Aqalka Dowladda hoose ee Xamar, kaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Gargaar Kala Wareegtay Sucuudiga Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Dowladda sacuudiga si gaar ah Safiir ku xigeenka dowladda sacuudiga u fadhiya Muqdisho kala wareegay Shixnad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Amniga Lagu Xaqiijinayo oo Laga Sameeyay Deegaanka Budbud Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo amniga lagu xaqiijinaayo waxaa ka wada dhulka miyiga ah ee dhaca hareeraha deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Markale Din U Qabsaday Deegaanka Galcad Ciidamada dowladda federalka oo taageero ka helaya kuwa deegaanka ayaa dagaalamayaasha Al-shabaab kala wareegay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud oo hore uga soo baxeen ciidanka horaantii sanadkaan 2022 Kadib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Markale Ku Wajahan Qabsashada Deegaanka Booco Ciidamda dowladda federalka oo garab ka helaya kuwa deegaanka ayaa Todobaadkii labaad oo xiriir ah waxaa ay howlgallo ka wadaan deegaannada u dhaxeeya magaalooyinka Baladweyne iyo Buulo Burde ee gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Kenya oo Ku Baaqay Dibadbaxyo iyo Madaxweyne Ruto oo Jaanis Dalbaday Madaxweynaha wadanka Kenya William Ruto ayaa maalintii Axadii ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada, halka Raila Odinga, mucaaridkiisa ugu weyn uu ku boorriyay taageeryaashiisa inay mar kale isugu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Markale Dib Uga Qarxay Magaalada Khartoum Dagaalka u dhaxeeya Milatariga Sudan iyo xoogagga kasoo horjeeda ayaa markale dib uga qarxay maalintii 3-aad magaalada Khartum ee caasimadda dalkaasi, iyadoo dhinacyada ishaya ay isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kale…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Urur Goboleedka IGAD oo Shir Degdeg ah Ka Yeeshay Xaaladda Sudan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo ay kaga arrinasadeen iska-hor imaadyada hubaysan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda oo Al-shabaab Ka Saaray Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo howlgallo ka wada qeybo kamid ah gobolka Galgaduud ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaan hoostaga degmada Ceeldheere ee gobolkaas, sidoo kale ciidanka ayaa burburiyay…