1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dil Ka Dhacay Xaafadda Galmudug ee Duleedka Muqdisho Warar kale duwan ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dil ka dhacay xaafadda Galmudug ee duleedka Muqdisho, kadib markii koox hubeysay ay halkaas ku dileen nin la sheegay inuu ahaa Oday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kenya oo Dayax Gacmeedkii Ugu Horeeyay U Dirtay Hawada Sare Dowladda Kenya ayaa hawada sare u dirtay dayax gacmeedkii ugu horeeyay iyadoo dalka ku yaala bariga Afrika uu si rasmi ah ugu biiray wadamada ku dhiiraday farsamada dayax gacmeedka. Dayax-gacmeedkii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar kale duwan ayaa kasoo baxaya qarax khasaare dhaliyay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir, qaraxa ayaa geystay khasaare isugu jiradhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xukuumadda Soomaaliya oo Ka Walaacsan Dagaal Kasoo Cusboonaaday Sudan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay muujinayso sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya ciidamada iyo xoogagga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Koonfur Galbeed Ciidamada xoogga dalka Qeybta 60-aad ee deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhowr ah oo hoostaga magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Deegaannadaan ay ciidanku la wareegeen ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Xaaladihii Ugu Dambeeyay Dagaalka Ka Socda Sudan Dagaalka ka socda wadan Sudan ayaa noqday mid aad u qaraar, waxaana Jugta madaafiicda culus aroornimadii Saakay oo Axadda ah laga maqlayay Omdurman, oo kaabiga ku haysa magaalada Khartoum, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo Gaaray Deegaanno Hor leh+Sawirro Ciidanka dowladda iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo iskaashanaya ayaa Al-shabaab maanta kala wareegay deegaanka Budbud oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee Dowlad Gobaleedka Galmudug. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo Ku Wajahan Ceelbuur Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa wada- qorshe ay ku – doonayaan in gudaha ugu galaan degmada Ceelbuur ee gobolka galgaduud ee bartamaha dalka. Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Japan oo Lagu Weeraray Bombo, Xilli Khudbad uu Jeedinayay Ra’iisul Wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa laga soo saaray goob fagaare ah, ka dib markii lagu tuuray wax u muuqday bam qiiq ah, ciidanka gaarka ayaa isku gadaamay meesha oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade Lagu Dilay Magaalada Laascaanood Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in koox ku hubeysan Bastoolado ay ku dileen gudaha magaalada nin gacansade ahaa, kaas oo siweyn…