2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo booqasho taariikhi ah ku yimi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Xireen lagu Yareeynayo Fatahaada Wabiga Shabeelle oo Laga Hirgeliyey Beledweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa laga hirgeliyay biyo-xireen weyn oo la filayo inuu yareeyo fatahaadda uu webiga Shabeelle u geysto magaalada. Biyo-xireenkan la dhisay oo loogu magac-daray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Toogasho Wadareed ka Dhacday Magaalo Ku Talla Mareykanka Shan qof ayaa lagu dilay lix kalena waa lagu dhaawacay toogasho wadareed ka dhacday magaalada Louisville ee gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku xaqiijiyeen. Booliska ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay oo Soo Gaaray Muqdisho Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soo ggor dhow soo gaaray garoonka Aadan Cadde ee maagalada caasimadda Muqdisho, waxaana kusoo dhoweeyay wasiirka Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, FEI Shengchao. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Ka Qeybiyay Degmada Cabdicasiis Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo gacan ka helaysa Hay’adda gargarka bin’aadanimada u qaabilsan ee dowladda sacuudiga ee Boqor salaam ayaa maanta 800 Qoys waxa ay Gargaar ugu qeybiyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federalka oo Sheegtay Iney Ka Go’antahay Xalinta Tabashooyinka Puntland Xilli muddooyinkii dambe uu taagnaa khilaaf dhanka siyaasadda ah ee u dhaxeeyay dowladda federalka ah iyo dowlad goboleedka Puntland ayaa dowladdu waxaa ay sheegtayka go’an tahay sidii loo xalin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Booqday Safaaradda Dowladda Sucuudiga Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa booqday Safaarada Dowlada Sacuudiga ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, Taliyaha ayaa waxaaxarunta Safarada ku soo dhaweeyay Safiirka Dowlada Sacuudiga u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Bogaadiyay Howlgallada Aminga Caasimadda Lagu Sugayo Wasiirka Arrimaha Gudah Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa Bogaadiyay Howlgallada ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kaas muddooyinkii dambe si xowli ah uga socday magaalada caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Ruux Dhac Ka Geystay Goob Ganacsi Ruuxaan ciidanku ay qabteen ayaa loo haystaa inuu goob ganacsi ka dhacay tiro teleefoonada gacanta la gu qaato ah.