1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ergayga Arrimaha Somaliland oo Taageero Ka Raadinaya Wadamada Geeska Afrika Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland u qaabilsan Madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim ah kula qaatay Aqalka Madaxtooyada Djibouti Madaxweyne Ismail Omar Gelle,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska oo Toogtay Nin Miino Ku Aasayay Wadada Dhinaceeda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay toogasho ku dileen ruux la sheegay inuu ka tirsanaa kooxda Al-shabaab, kadib markii uu isku dayay inuu Miino ku aaso wadada dhianaceeda. Falkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Ka Walaacsan Maalgalin La’aan Hawlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS) ayaa waxaa soo food saartay cabsi hor leh oo laga qabo in ay dib ugu dhacaan halbeegyada ay beesha caalamku dib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Dheeraad ah oo Laga Helayo Dil Ka Dhacay Muqdisho Warar kale duwan ayaa waxaa laga helayaa dil ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, kadib markii kooxo hubeysay ay si bareer ah u toogteen Haweeney. Dilka ayaa waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Odawaa oo Ciidanka Ku Dhiirageliyay Siiwadista Howlgallada Al-shabaab Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer dhiiri-gelin ah ugu tegay cutubyo ka tirsan guutada 4-aad, qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka oo ku sugan degaanka Ceel-cali…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Xukun Dil ah Ku Xukuntay 14 Shabaab ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo oo loo heystay ka tirsanaanta Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa si kooban u baahisay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Danjiraha Dalka Jabuuti Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibrahim Yuusuf. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Ergayga Ilaalinta Arrimaha Rayidka? Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda dhowaan u magacaabay Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Finland oo Kala Saxiixday Heshiis Dhanka Hormarinta Deegaanka ah Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa heshiis la gashay dalka Finland, kaas oo la xiriir dhanka deegaanka, kadib markii Muqdisho uu safar kusoo gaaray wafdi ka socday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Booqday Ciidanka Lagu Soo Tababaray Uganda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad, halkaasi…