2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Qaatay Madaxda Waxbarashada Dowladda Hindiya Wasiirka wasaardda waxbarashada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Hey’adaha waxbarashada iyo Madax ka tirsan Dowladda Hindiya, iyaga oo ka wadahadlay arrimo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Loo Doortay Guddoonka Hey’adda Yareynta Khataraha Midowga Afrika Soomaaliya oo loo doortay qabashadda Guddoonka waddamadda xubnaha ka ah hay’adda African Risk Capacity (ARC) ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Yareeynta Khataraha Musiibooyinka dabiiciga ah ee Ururka Midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda oo Howlgallo Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Galcad Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo amni xaqiijin ah ka sameeyay magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud iyo deegaanno hoos taga oo qiyaastii baaxad ahaan gaaraya ku dhowaad 30-KM. Ciidamada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Muqdisho, Abril 06 2023—Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda oo Al-shabaab Kala Wareegay Degaanno Dhaca Galgaduud Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deegaanno hore leh oo ka mid ah gobolka Galgaduud ka saaray Al- Shabaab sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Warbaahinta Dowladda ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Siyaabo Kale Duwan Uga Dhacay Muqdisho Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa intiii lagu guda jiray Afurka waxaa qeybo kamid ah laga maqlay tiro qaraxyo ah, kuwaas oo siyaabo kale duwan uga dhacay dhor degmo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Ka Qeybgalay Shirka Bin’aadannimada ee Geneva Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Mudane Maxamud Macallin ayaa shirka Arimaha Bin’aadannimada kaga qayb galay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland isagoo halkaa ka jeediyay qudbad uu kaga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Ergayga Arrimaha Somaliland iyo Qaramada Midoobey? Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta xafiikeeda kula kulmay Kusimaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Marwo Anita Kiki Gbeho,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Xooggan oo Ka Socda Bariga Magaalada Laascaanood Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Milatariga Somaliland iyo xoogagga deegaanka SSC ayaa saakay dib uga qarxay bariga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaana wararku ay sheegayaan in dagaalka uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Somaliland oo Kulan Wadatashi ah La Qaatay Xildhibaannada Gobollada Waqooyi Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kulan wadatashi iyo la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay…