2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddoomiye Madaale Gargaar Caafimaad U Balan Qaaday Gabar Ku Xanuunaneyd Muqdisho Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada Gobolka Banaadir ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Hadlay Dagaalka Magaalada Laascaanood Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaalka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool , kaas oo dhaxeeya ciidamada Milatariga Somaliland iyo xoogagga deegaanka SSC, waxaana uu sheegay in diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlay Amniga Caasimadda oo Ka Dhacay Muqdisho Guddoomiyaha gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo looga hadlayay Amniga Caasimadda kaas oo dhacay xarunta taliska gud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Ergayga Arrimaha Somaliland iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare? Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan xal u helida arrimaha SOOMAALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Abdi Xaashi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Maddoobe oo Kulan La Qaatay Danjiraha Imaaraadka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Guddoomiyaha Golaha Shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG ah, ayaa tilmaamay muhiimadda uu dalka u leeyahay dhameystirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Ammaanka oo Gacanta Ku Dhigay Koox Dhac Ka Geysanaysay Muqdisho Ciidamada Ammaanka degmada Waabari ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegay in howlgal lagu sameeyay degmada lagu qabtay laba koox burcad ah, kuwaas oo la sheegay in ay dhac ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab oo Lasoo Sheegayo Iney Gubeen Guryo Dad Shacab ah Wararka aan ka helayno gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya Dagaalamayaasha Al-shabaab ay gubeen guryo ay lahaayeen dad shacab ah sida ay sheegayaan wararka. Dhacdadaan ayaa waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ergay u Magacaabay Arrimaha Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowlada Federaalka ay ka go’an tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Munaasab Lagu Maamuusayay Sandguuradii Howlgalka ATMIS oo Muqdisho Ka Dhacday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay Munaasabad Af-fur ah oo lagu maamuusayey sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii howlgalkii hore ee AMISOM loo beddelay…