1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Gobolka Banaadir iyo Rugta Ganacsiga oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Hormarinayo Muqdisho Kulanka ayaa waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray heshiiis is afgarad ah oo la xariira dib u qaabeynta ilaha dhaqaalaha.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Fatahaadaha Baardheere asiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta shir Guddoomiyey shir ay isugu imaadeen Hay’addaha ka shaqeeyo arrimaha Bin’aadanimada oo looga hadlaayay xaalada Magaalada Baardheere oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Todobaadkaan oo La Saadaalinayo in Roobab ay Ka Da’ayaan Soomaaliya Xarunta saadaasha iyo digniinaha ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobka Gu’ga Todobaadka Afaraad ee Bisha March, waxaana saadaasha ay muujinaysaa in todobaadkaan ay Roobaab fiican ka di’i doonaan qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Suuqa Baardheere oo Gabi’aan Ku Xirmay Daadadka Magaalada Ku Rogmaday Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka da’een Roobab lixaad leh ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay qeybaha kale duwan ee nolosha bulshada degada, iyadoo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Kenya oo Kala Eryay Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Qiimaha Maciishadda Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday si ay u kala eryaan mudaaharaadyo ay ku baaqeen mucaaradka, kaasoo socday ku dhawaad laba toddobaad, kaasoo looga soo horjeeday qiimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Norway oo Soomaaliya Ka Taageereysa Hormarinta Kalluunka Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Mudane, Axmed Xasan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 bishan magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark uga qeybgalay shirka Blue Justice Conference…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaqdhaqaaqyada Wajiga Labaad ee Dagaalka Al-shabaab oo Laga Dareemayo Hiiraan Ciidamada dib u-xoreynta gobolka Hiiraan oo ku sugan inta badan gobolka ayaa bilaabay dhaqdhaqaayo ciidan, kaas oo looga golleeyahay wajiga labaad dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo dhowaan ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Ridday Xubin Ka Tirsan Al-shabaab Sharma’arke Yuusuf Daa’uud ayaa loo soo xiray ka mid ahaashiyaha Alshabaab, waxa uu u qaabilsanaa fulinta dilalka qorsheysan iyo Bambo tuurka, waxaana la soo qabtay isaga oo Bom-gacmeed ku tuurayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Jubballand oo Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa goordhow magaalada Kismaayo ku geeriyooday Xildhibaan Shukri Saalax Cabdullahi oo ka tirsanaa baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland. Xildhibaanka ayaa ku xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay magaalada, halkaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Bilaabay Shabeellaha Dhexe Ciidamada dowladda federalka Soomaaliya iyo oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa howlgallo ka bilaabay qeybo kamid gobolka Shabeellaha dhexe, kadib booqadii madaxweynaha Jamhuuriyadda uu ku tagay gobolka. Ciidanka ayaa howlgallada si…