2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan ah Ciyaal Weerada iyo Maandooriyaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha oo Bulshada Shabeellah Dhexe Ugu Baaqay La Dagaalanka Isbaarada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray degmada Aadanee gobolka Shabeellaha dhexe, iyadoo halkaas si diiran loogu soo dhoweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa, isagoo uu wehlinayay Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Khasaare Dhaliyay oo Ka Da’ay Dowlad Deegaanka Soomaalida Dowlad deegaanka Soomaalida oo muddooyinkii dambe deegaanno badan oo kamid ah ay ka jireen abaaro aad u sameeyay dadka iyo duunyada ayaa waxaa inta badan ka da’ay Roobka xilliga Gu’ga,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Aadan Yabaal Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad safar ku tegay degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe Madaxweyne Xasan waxaa socdaalkan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ruuska oo Hubkeeda Nukliyeerka Ku Rakibaysa Belarus Xilli ay wali taagan tahay cabsida dowladaha reer Galbeedka ee ku aadankii sanad ka hor uu Ruuska ku qaaday dalka Ukrine, ayaa mar kale madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Baardheere Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbalabd Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magacaabay guuddiga gurmadka Fatahaadaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo ay ka dhaceen fatahaado saameyn ku yeeshay bulshada ku dhaqan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse”Amniga Waxaa Ugu Weyn ee Lagu Sugo Waa Isgaarsiinta” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa daah-furay hirgelinta Adeegga isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka oo suurtagelinaysa in ay is wici karaan shabakadaha qadadka teleefannada kala duwan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafd Ka Socda Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Gaaray Baardheere Wafdi oo uu hugaaminayey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta masiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle oo ay qayb ka yihiin Sanatar Fartaag iyo Wasiir ku xigeenka waxbarashada Axmed Daqarre ayaa maanta gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Amniga Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay sugidda amniga caasimadda Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Ka Warbixiyay Safarkiisii Magaalada Riyaad Guddoomiyaha gobobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraaid ku qabtay xarunta Aqalka dowladda hoose ee Xamar ayaa ka warbixiyay safar shaqa oo maalmihii…