2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Danab oo Beeniyay in Askartiisu ay Qeyb Ka Yihiin Dagaalka Laascaanood Taliyaha ciidanka Kumaandooska ee Danab ee xoogga dlka Soomaaliyeed Axmed Cabdullaahi Nuur Beeryare oo bayaan soo saaray ayaa beeniyay jiritaan in askar ka tirsan Kumaandooska qeyb ka yihiin dagaalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubin Ka Tirsanaa Al-shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Taliska qeybta 60-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab uu isku soo dhiiban ciidanka dowladda ee kusugan gobolka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Roobab Khasaare Dhaliyay oo Markale Ka Da’ay Baardheere Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka da’ayeen Roobab xooggan ayaa waxaa ka dhashay khasaare Nafeed, kadib markii xaafado kamid ah degmada ay kusoo rogmaday daad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidan oo Ku Yaalla Ruunnirgood Wararka naga soo gaarayo deegaanka Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay subaxnimadii hore ee Saakay dagaalmayaal ka tirrsan Al-shbaab ay weerar ku qaadeen Saldhig ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology – ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa sameeyay Online Application si loogu isticmaalo Hawlaha Wasaaradda ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga. Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology – ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa sameeyay Online Application si loogu isticmaalo Hawlaha Wasaaradda ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Jubbaland oo Ka Shiray Howlgallada Ka Dhanka ah Al-shabaab Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Kulanka ayaa lagaga hadlay xaaladda amniga guud iyo dagaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada oo La Horkeenay Daraasaad Wax Looga Badelayo Dhibaatada Heysata Bajaajleyda Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay Guddiga ka talo-bixinta sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xafiiska Xeer Ilaalinta oo Baaritaanno Ku Haya Shirkado Macag Been Abuur ah Ku Galay Tartanka Adeegga Xajka Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa baaris ku haya shirkado lagu tuhmayo in ay sameeyaan documents been abuur ah si ay uga qeyb galaan Tartanka adeegga Xajka, oo sanad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dad Badan oo Shuban Biyood Ugu Geeriyooday Degmada Afmadow Degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose waxaa fara ba’an ku haya xanuunka Shuban biyoodka, waxaa ilaa iyo hadda jira dad ugu geeriyooday xanuun, iyadoo la guda galay xilli Roobaadka Gu’ga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta oo Digniino Kasoo Saartay Ku Saabsan Roobabka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ayaa soo saartay digniino ku aadan curashada Roobka Gu’a oo qeybo ka mid ah gobollada dalka ka da’aya, hey’adda ayaa sheegtay in todobaadka soo aadan laga…