1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muhaajiriin Ku Geeriyootay Badda u Dhaxeysa Giriiga iyo Turkiga Ciidamada ilaalada Xeebaha dalka Turkiga ayaa sheegay in Muhaajiriin ay ku geeriyoodeen meel ka baxsan biyaha dalkaasi, iyaga oo qeyb ka ahaa Muhaajiriin magangalyo doon ah oo ku sii jeeday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirka Wasaaradaha Ganacsida Dawladda Federalka iyo Dawlad Goboleedyada ? Intii shirka uu socday ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo mas’uuliyiintu ay heshiis ka gaareen inta badan qodobadii la isla soo qaaday.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlayo Amniga Jubbaland oo Ka Dhacay Magalada Kismaayo Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka koowaad ee Dowlada Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyey Shirka Bilaha ee Amniga Jubbaland kaas oo bishiiba mar la qabto. Shirkan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogta ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan mahadcelin ah la qaaatay Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka iyo guddiga joogtada ah. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Xukun Toogasho ah Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka ayaa xukun Toogasho ah ku fulisay sedex ruux, kuwaas oo horey maxkamaddu dil ugu xukuntay. Shakhsiyaadkaan ayaa waxaa lagu soo eedeeyay la shaqeynta Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Dhagaxdhigay Dhismaha Buundada Waddada 21 October Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay mashruuc Buundo loogu dhisayo waddada 21 October ee ee degmada Waabari ee gobolka Banaadir, taas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guudoomay Safiirka Itoobiye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Itoobiya ay u soo magacaabatay Soomaaliya Mudane Muktar Mohamed Ware. Danjiraha cusub…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Xaaladda Dagaalka Magaalada Laascaanood Madaxweynaha Somalilandad Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlayay xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay inuu mudnaanta koowaad uu siinayo sidii nabad waarta looga gaari lahaa colaadda ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Maxbuus Biyo Ku Dilay oo Xukun Lagu Riday Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday Cabdullaahi Maxamed Cosoble oo taliye xigeen hogaanka Sahanka iyo Wardoonka (Hangashta) ee ciidanka xoogga dalka, kadib markii lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Gaaray Baydhabo Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan oo ay kamid yihiin howlwadeenada wasaarada, Ha’adda UNDP iyo xubno ka socda xafiiska Qaramada…