4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Xasan uu Ka Jeediyay Shirka Magaalada Doha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Shirka Loo Dhan Yahay ee LDC5 ee hal-ku-dheggiisu yahay: Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo ayaa waxaa uu halkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Madaxweune Xasan iyo Wasiirka Hormarinta Arrimaha Afrika Ee UK? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Doha ee dalka Qatar kulan la yeeshay wasiirka horrumarinta iyo arrimaha Afrika dalka UK, mudane Andrew Mitchell. Kulanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Dowladda oo Ka Qeybgashay Munaasab Lagu Wareejinayay Gurmadka Dhulgariirkii Turkiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galay munaasabada Dowladda Turkiga loogu wareejiyay lacag dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Maxaweyne Xasan Shiikh iyo Dowladda Qatar Sheekh Tamiim? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool ah Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federalka, Dowlad Goboleedyada iyo Bank Adduunka oo Ka Shiray Daabicista Shillinka Soomaaliga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulankii koowaad ee Guddiga Heer Qaran ee Hagista Mashruuca Dib-U-Daabicista Shillin Somaaliga, kaasi oo looga hadlay sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Difaaca Golaha Aqalka Sare oo Su’aalo Weydiiyay Wasaaradda Amniga iyo Hey’adda Socdaalka Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare ee BFS oo gudanaya waajibaadka ku xusan Qodobka 77aad ee Dastuurka KMG ah ayaa ugu yeeray Xarunta Golaha Aqalka Sare wasaaradda Amniga Gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Turkey Ugu Deeqaday in Ba Badan 90 Million Lira Dowladda Soomaaliya ayaa waxay safaaradda Turkey ee Soomaaliya ku wareejisay lacag deeq ah oo lagu gargaarayo dadkii ku waxyeelobay dhulgariirikii ka dhacay Turkey horaantii Febraury oo ay ku dhinteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Ridday Xubin Ka Tirsan Al-shabaab Ayuub Cismaan Sheekh Aadan oo ah 24-jir ku dhashay degaanka Janaale gobolka Shabeellada Hoose ayaa lasoo qabtay, isagoo ku eedeysan u tuurista Bam-gacmeedka u qaabilsanaa dagaalamayaasha Al-Shabaab, ayaa maxkamadda ciidamada …
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Ingriiska oo Ku Dhawaaqday Hadal Caqabad ku ah Dadka Tahriibayaasha Ra’iisulwasaaraha Boqortooyada UK Rishi Sunak ayaa ku dhawaaqay hadal aan u waganaagsaneyd dadka magangalyo doonka ee Tahriibka u imaanaya Ingiriiska, waxaana uu xusay in tobaadka soo aadan uu soo bixi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madaale oo Ka Qeyb Galay Shir Looga Hadlayay Amniga Caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa xarunta degmada Cabdicasiis uga qeyb galay kulan looga hadlayay dardargalinta barnaamijka Garanwaa oo uu horey u iclaamiyay Madaxweynaha…