1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dab Khasaare Dhaliyay oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Isgoyska Banaadir Dab geystay khasaare xooggan ayaa ka kacay Suuq ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir, gaar ahaan meel aan ka fogeyn isbitaalka Kalkaal, waxaana Moll-ka lagu magaacaabaa Karam, dabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladaha Soomaaliya iyo Ingiriiska oo Ka Wadahadlay Dagaalka Al-shabaab Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan gaar ah la qaatay sii hayaha Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska Ed Barnett. Kulankaas ayaa looga hadlay sidii Boqortooyada Ingiriiska ay Dowladda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Magaalada Dooxa Ee Dalka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Baarlamaanka oo Magacaabay Guddi dib u Eegis Dastuur. Guddoonka labada aqal ayaa soo kala saaray labo warqado ay ku magacaabayaan xubno ka tirsan baarlamaanka kuwaa oo dib u eegis kusoo sameynaya qodabo dastuurka ka mid ah , talo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulamada Labada Aqal Ee Baarlamaanka? Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamanaka Jamhuuriyadda Federalka ayaa maanta kulamo ku leh magaalada Muqdisho iyadoo laga hadlayo ajandayaal dhowr ah, kuwaas oo horyaalla labada aqal ee Baarlamaanka Ajendaha golaha aqalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Dadaal Xooggan Ugu Jirta Sidii ay Al-shabaab Uga Saari Laheyd Dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa booqasho kooban ku tagay xarunta ku meel gaarka ah ee maamul goboleedka Jubbaland halkaa oo kula kulmay madaxda hoggaamisa maamulka, dhaqanka, iyo saraakiisha ciidanka dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Ka Dhashay Xatooyo Shidaal oo Sababay Khasaare Kale Duwan Qarax ka dhashay xatooyo Shidaal dalka Nigeria ayaa sababay geerida 12 ruux, kadib markii ay qaraxday Dhuun Shidaal oo ku taalla magaalo dhacda Koonfurta dalkaasi. Qaraxa ayaa yimid sida laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Puntland oo Ku Celiyay in Aysan Ku Jirin Dagaalka Somaliland iyo SSC Dowlad goboleedka Puntland ayaa markale ku celiyay in aysan qeyb ciidameeda ka aheyn dagaalka ka dhacaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, xilli Somaliland dhankeeda ay sheegtay in dagaalka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Soo Gabagabeeyay Safarkiisii Deegaannada Jubbaland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay safar qaatay sedex maalmood uu joogay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland, isaga oo aan booqan…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan oo Dhagax Dhigay Wado Laami ah oo Isku Xirta Kismaayo iyo Afmadoow Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safar shaqo oo uu ku joogo dowlad-goboleedka Jubaland ayaa maanta booqday deegaanka Malleeyleey oo hoostaga degmada Jamaame ee…