2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Shiray Amniga Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya , Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodishe” ayaa kulan wadajir ah magaalada Muqdisho kula yeeshay wakiillada qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ee Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulanka isuduwayaasha mashaariicda kala duwan ee dalka ka socda, si loo dar-dargaliyo howlaha horutabinta u leh Xukuumadda…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaallo Goos Goos ah oo Ka Dhacay Laascaanood iyo Somaliland oo Isaga Baxday Goobo Kale Dagaallo goos goos ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, iyadoo lasoo warinayo in ciidanka Milatariga Somaliland ay isaga baxeen fariisimo dhowr ah oo ay kaga sugnaayeen…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Baarlamaannada Wadamada Carabta oo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdigiisa ayaa magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq uga qeyb galay meerteeda 34-aad ee Midowga Baarlamannada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mid Kamid Dagaalladii Ugu Cuslaa oo Ka Dhacay Laascaanood iyo Faahfaahinno Laga Helayo Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta marti gelisay mid kamid ah dagaalladii ugu cuslaa,kaas oo u dhaxeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, dagaalka ayaa yimid kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga KMG ah oo Shaaciyay Waqtiga Doorashada Kursiga #HOP086 Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada kursiga tirsigiisu yahay #HOP086, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Soomaaliya oo Iscasilay Maxamed Cali Cumar (Caano–nuug) Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federalk ayaa sheegay in shaqadii uu u haayay Xukuumadda iska casilay, isaga oo sheegay in ay sabab u tahay kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Aqalka oo Ansixiyay Hindise Shatciyeedka Hey’adda Sirdoonka Qaranka Golaha aqaka sare ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku yeesheen raeuntooda magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay oo Warbixin Kasoo Saartay Dagaalka Laascaanood Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay wali ka dhacayaan dagaallada u dhaxeeya ciidamada Milatariga Somaliland iyo xoogga deegaanka ayaa waxaa jira in daalka uu si toos ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Howlgal Laga Sameeyay Gobolka Mudug Ciidamada dowladda federalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishata Galmudug oo taageero ka helaya xooggaga deegaanka ayaa howlagal waxaa ay ka fuliyeen deegaanno ka tiran gobolka Mudug, howlgalkaas oo ka dhacay deegaanka…