1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka oo la kulmay madax ka socota Bank Adduunka Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Mudane Maxamud Macallin ayaa la kulmay Saraakiil katirsan Bangiga aduunka oo uu hogaaminyay Mr. Harris Khan. Arimaha laga hadlay waxaa kamid ah sugnaanta cuntada (food security)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Daacuunka oo lagu arkay gobala ka tirsan Kenya Wararka naga soo gaarayo magaalada Mandheera ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya ayaa sheegaya in uu ka dilaacay cudurka daacuunka. Bartamaha bisha january ayaa isbitaalada la dhigay kiisas badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo magaalada Dakar kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Dakar, January 28,2023: Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dakar ee dalka Senegal, kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB) Dr. Akinwumi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ruushka oo lagu eedeyay ku tumashada xuquuqda Carruurta Dowladda Ruushka ayaa lagu eedeyay in ay ku xadgudubtay xuquuqda aas aasiga ah ee carruurta xilliyada dagaalka kadib sidii ay ula dhaqantay carruur ka soo baxday dagaalka Ukraine. Hay’adda qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga KMG ee doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada Kursiga HOP#147 Guddiga kumeelgaarka ah ee doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka faderaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay waqtiga la qabanaya doorashada kursigii uu baneeyay agaasimaha hay’adda nabad sugidda Mahad Maxamed Salaad. Guddiga KMG ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaweyne Xasan Sheekh oo la kulmay guddiga waalidiinta Askar Tababar ugu maqnaa Ereteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya. Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in ciidanka inta maqan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo gaaray Kismaayo Guddoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka socda Hay’adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka Shirka Culimada Soomaaliyeed Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka culimada Soomaaliyeed oo muddo afar maalin ah ka socday caasimadda. Shirkaan oo ay soo qabanqaabisay dowladda faderaalka Soomaaliya, ayaa waxaa culimada ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka oo Bilal al-Sudani ku dilay Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in hawlgal ay ciidamadeeda ka fuliyeen Soomaaliya lagu dilay mid kamid horjoogayaasha ururka Daacish. Hawlgalka ayaa ka dhacay waqooyiga soomaaliya waxaana lagu dilay horjooge Bilal al-Sudani…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliye Xijaar oo Xilka Laga Qaaday iyo Taliye Cusub oo Loo Magacaabay Booliiska Soomaaliyeed Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey heshiiska aasaasidda Ciidamada Bariga Afrika,iyadoo lagu magacaabay Taliyaha cusub…