2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Raila Odinga oo sheegay in uusan Aqoonsaneyn Madaxweyne Ruto iyo Xukuumaddiisa Hoggaamiyihii looga guulaystay doorashadii ka dhacday Kenya August sanadkii tagay Raila Odinga ayaa sheegay in aysan aqoonsanayn xisbigiisa dowladda ka jirta kenya ee uu maamulo Ruto. Hoggaamiyaha Isbahaysiga Azimio la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax ka dhacay Muqdisho Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay isgoyska siinaay ee magaalada Muqdisho, subaxnimadii hore ee saaka oo Talaada ah. Qaraxa ayaa yimid kadib markii uu qarxay gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya oo lagu abaal mariyay hergelinta xaruma caafimaad oo ku shaqeeya tamarta cadceedda Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Geneva ayaa bilad sharaf ka guddoomay madaxa hay’adda caafimaadka adduunka WHO.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Taagerayaasha Arsenal ah oo lagu xiray Uganda Ciidamada dalka Ugand ayaa xabsiga u taxaabay ugu yaraan 20 dhalinyaro ah kuwaas oo taageera kooxda kubadda cagta Arsenal. dadkaan ayaa la qabtay xilli ay la socdeen kolonyo taageerayaal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Israel oo baareysa dilka muwaadin falastiini ah Xukuumadda Tel aviv ayaa sheegtay in ay baareyso dil loogeystay muwaadin falastiini ah kaas oo ay ciidamada toogteen todobaadkii hore. Dilkaan ayaa ka dhacay bar koontarool oo ku taalla xaafadda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Qofkii rajo ka qaba Al-shabaab in ay u naxariisanayaan haku tusaale qaato wadaadkii Indhoolaha ahaa ee isaga oo meel uu u baxsado la’ ay ku dileen Xarunta Gobolka Benaadir Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu dheggan yihiin diintooda suubban, argagixisaduna ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha Ingiriiska oo lagu soo rogay ganaax cusub Ra’iisulwasaaraha Ingiriiska Rishi Sunak ayaa lagu soo rogay ganaax, kadib markii uu soo duubay muuqaal uu saarnaa gaari isaga oo aan xirneyn suunka badbaada. Sunak ayaa raalli gelin ka bixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno ka soo baxayo dab xalay ka kacay suuqa Bakaaro Maamulka gobalka banaadir iyo qaar kamid ah shacabka caasimadda Muqdisho ayaa ku guulaystay in ay damiyaan dab xooggan oo xalay ka kacay suuqa Bakaaraha. Dabka ayaa ka kacay agagaarka qaybta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur-galbeed Madaxweynaha jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee koonfur galbeed. Xasan Sheekh ayaa ku booriyay odayaasha in ay qaataan doorkooda ku aaddan kaalinta ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay guddi cusub oo la soo magacaabay Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay guddi ay soo xuleen malaaqyada dhaqanka, guddiga farsamada shirka iyo culima’udiinka Koonfur Galbeed. Guddigaan…