1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanka Janaay Cabdalle Wararka naga soo gaarayo Janaay Cabdalle oo 60 KM dhanka Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay la wareegeen deegaanka oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo taageertay dadaallada dowlad dhisidda ee ay wadaan madaxda Soomaalida Wakiilada beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay dadaalada dowlad dhisidda ee ka socdo Soomaaliya, kuwaas ee dib loogu taagayo qaranimada Soomaaliya. “Saaxiibada Beesha Caalamka* Waxay soo dhoweynayaan dadaallada ay wadaan madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akasri ka tirsan ciidamada dowladda oo dilay wade moota Bajaaj Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw dil u gaystay mid kamid ah dhalinyarada ka xeysa moota Bajaajta. Maxamed Xayle oo kamid ah dhalinyarada kaxeysa Mota Bajajata ayaa askari…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka XAL U HELIDDA FATAHAADDA” WEJIGA KOOWAAD MASHRUUCA DHISMAHA XEYDAABKA JIINKA WEBIGA JUBBA EE DEGMOOYINKA DOOLOOW IYO BAARDHEERE OO LA SOO GEBOGABEEYAY Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maamulka degmooyinka Baardheere iyo Dooloow ee dowlad Goboleedka Jubaland ku wareejisay 11goobood oo laga dayactiray jiinka webiga Juba ee ku teedsan degmooyinkan, si looga hortago fatahaadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imaaradka oo mashruuc koronto ka fulinayo dowlad deegaanka Soomaalida Dowladda Imaaradka Carabta ayaa la filaya in ay dowlad deegaanka Soomaalida ay ka fuliso mashruuc koronta looga dhalinayo cadceedda. Ra’iiuslwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa heshiis la gaaray dowladda Imaaradka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka oo sheegay in uusan weli helin cid u soo bandhigta xal Nabadeed Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in aanay weli reer galbeedka aysan ula imaan xal nabadeed oo dan u ah dunida. Lavrov ayaa u sheegay warfidiyeenka in qorsha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha News Zealand oo shaacisay waqtiga ay xafiiska baneeyneyso Ra’iisulwasaaraha dalka News Zealand ayaa sheegtay in horaanta bisha soo socota ee February ay baneeyneyso xafiiska ra’iisulwasaaraha dalkaas. Jacinda Ardern ayaa shaacisay in aysan hadda haysanin awood ay ku hoggaamiso…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Lafta-gareen iyo Shariif Xasan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadeeralka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo qaar kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ATMIS oo soo dhaweysay qabsashada Xarardheere Hawlgalka kumeel-gaarka ah ee midawga Afrika ATMIS, ayaa hambalyeeyay hawlgallada ay ciidamada dowladda ay kula wareegeen deegaanno hoostaga maamulka Galmudug. ATIMIS ayaa sheegtay in ay bogaadineyso hawlgalka Al-shabaab looga saaray…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Dadka reer Koonfur-galbeed waxaan rabnaa in ay isla fariistaan oo mushkiladahooda xallistaan Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed in ay ilaashaadaan dowladnimada, nabadda iyo…