1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo la wareegay Ceeldheer Wararka naga soo gaarayo degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynta degmada. Ciidamada ayaa degmada ka saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar ku bilawday Qarax oo ka dhacay Xawaadleey Wararka naga soo gaarayo deegaanka Xawaadley oo hoostaga degmada Balcad ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab ay weerar ku bilawday qaraxyo ku qaadeen fariisimo ay ciidamada ku lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo la wareegay Xarardheere Wararka naga soo gaarayo degmada Xarardheere ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynta degmada oo ay horay ugu sugnaayeen ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Congo: Soomaali loo qabtay qarax ka dhacay Kaniisad Ciidamada amaanka dalka Congo ayaa xabsiga u taxaabay Cabdirisaaq Mukhtaar Garaad, kaas oo loo haysto in uu ka dambeeyay qarax ka dhacay kaniisad ku taallo magaalada Kasindi ee bariga Jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda iyo ATMIS oo dilay xubna kamid ah Al-shabaab Wararka naga soo gaarayo gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo kaashana kuwa ATMIS in ay dileen xubna ka tirsan ururka Al-shabaab. Ciidamada ayaa sheegay in saakay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaan hoostaga Galgaduud Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta Galcad ee hoostaga gobalka Galgaduud. Ururka alshabaab oo ku sugnaa deegaanka ayaa isaga baxay, waxaana hadda gacan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Baydhabo Maanta Ka Furmayo Magaalada Baydhabo ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu ka furmo shirka wadatashiga Koonfur galbeed, kaas oo ay ka qaybgalayaan madaxda ugu sareyso dalka. Shirka ayaa waxaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Baydhabo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahinno ka soo baxayo dil ka dhacay gobalka Mudug Wararka naga soo gaarayo degmada Bursaalax ee gobalka Mudug, ayaa sheegaya in xalay nin hubaysan uu dil u gaystay laba qof oo ku sugnaa degmada. Dilkaan ayaa loo gaystay laba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada ka tirsaneyd baarlamaankii Afghanistan oo la toogtay Ciidamada booliiska dalka Afgaanistaan ayaa xaqiijiyay in toogasho lagu dilay mid kamid ah xildhibaannadii hore ee baarlamaanka dalkaas iyo ilaaladeedii, xilli ay ku sugnaayeen hooygeeda. Xildhibaannada ayaa kamid ah ahayd…