1 daqiiqo Sheeko:Dalka ATMIS oo jawaab ka bixisay weerar Al-shabaab ka yimid Alshabaab ayaa weerar madaafiic ah ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS ay ku lahaayeen degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan. Weerarka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhaawac iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax ka dhacay gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo degmada Halgan ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay waaberigii hore ee saaka. Qaraxa oo ahaa mid ismiidaamin ah ayaa lalal beegsaday…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Banaadir oo war-murtiyeed ka soo saaray shirka banbaxa gobalka Banaadir Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka banbaxa maamulka gobalka Banaadir, kaas oo muddo afar maalin ah. Shirkaan ayaa looga hadlayay howlaha iyo qorshooyinka maamulka gobalka Banaadir, waxaana shirka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, Hey’adda IMF iyo Bangiga Adduunka oo shir uga Furmay Magaalada Nairobi Waxa maanta shir muhiim ah uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunkaee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo qayb ka noqonaya dagaalka ka dhanka ah Shabaab oo lagu soo dhaweeyay gobalka Mudug Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa gaaray degmada Wisil ee gobalka Mudug, halkaas oo ay uga sii ruuqaansan doonaan deegannada al-shabaab ay ku sugan yihiin ee gobalkaas. Dadweyne fara badan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ruushka oo gantaallo ku gaaraacay Ukraine, Kyiv oo dalbatay kaalmo deg-deg ah Ciidamada dowladda Ruushka ayaa gantaallo dhowr ah ku weeraray magaalooyinka waawayn ee dalka Ukraine saacadihii la soo dhaafay. Gantaalada ayaa waxaa ay gaysteen khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay qaar kamid ah Safiirada midawga Yurub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxtooyada kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tina Intelman iyo qaar ka mid ah Danjireyaasha dalalka Midowga Yurub u jooga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada ammaanka oo soo qabtay kooxo burcad ah Ciidamada booliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay rag dhac ka gaysanayay qaar kamid ah xaafada degmada Yaaqshid ee gobalka Banaadir kadib hawlgal ay ciidamada sameeyeen. Kooxdaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta oo cafiyay deyntii ay ku lahaayeen Soomaaliya Cabdulraxiim Suleymaan oo ah Agaasimaha Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka cafiyeen deemihii dhanka warbaahinta ay ku lahaayeen. deyn cafintaan ayaa timid kadib shirkii 42-aad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii hore Galmudug oo bogaadiyay dagaalka dhaqaalaha ee lagu qaaday Al-shabaab Madaxweynihii hore ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo dhaweeyay dagaalka dhanka dhaqaalaha ah ee ay dowladda Soomaaliya ku qaadday ururka alshabaab. Qoraal uu soo daabacay Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayuu ku…