1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Baydhabo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta kumeeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Xasan Sheekh ayaa kamid ah madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga SHIRKA BANBAXA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO MUQDISHO KA FURMAY Muqdisho, 10ka Janaayo 2023: Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu qorsheynayo howlaha hortebinta u leh caasimadda ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu dhammeystirmay hoggaanka cusub ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay Guddiga Amnigga Koonfur Galbeed isagoo kala hadlay sugidda Ammaanka magaalada Baydhabo iyo nawaaxigeeda. Guddiga Amniga Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawalka Mas’uul dowladeed oo u goystay Al-shabaab, Dhacdo Kale Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa sheegaya in mid kamid ah darawalada Wasiir ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Axmed Madoobe uu la goystay gaari ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo maxkamad soo taagtay xubna loo haysto kamdi ahaanshiyaha Al-shabaab Puntland ayaa maanta dib u furtay maxkamadeynta xubna loo haysto kamid ahaanshiyaha ururka alshabaab, waxaana maxkamadda ka soo hor muuqday 15 xubnood oo loo haysto in ay ka tirsan yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Balcad: Askari dil u gaystay Wade Moota Bajaaj Wararka naga soo gaarayo degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in maanta askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dil u gaystay mid kamid ah wadayaasha moota Bajaajta. Askariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari dilay Qof Shacab ah oo gacanta lagu dhigay Ciidamada dowladda ayaa war ka soo saaray dil askari ka tirsan ciidamada ilaalada deegaanka uu u gaystay nin shacab ah, kaas oo ku sugnaa degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir. Gaashaanle…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiisyo Arrimo Bulsho Ra’iisulwasaarayaasha Soomaaliya iyo Masar Xamsa Cabdi Barre iyo Mostafa Madbouly, ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Qahira ee xarunta dalka Masar ay ku kala saxiixdeen heshiisyo si loo xoojiyo wadashaqeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Shaacisay Mawqifkeeda dowladnimada Soomaaliya Dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday mowqifkooda ku aaddan hanaanka dowlad dhiska Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay qayb ka qaadaneyso dhismaha hanaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka Furmay Waxa maanta ka ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya. Shirkaan ayaa diirada lagu saaraya arrimaha…