1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddomiye Sacdiya oo kamid noqotay 100-ka qof ee Afrika ugu Saameynta Badan Guddomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaanad Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kamid noqotay 100-ka qof ee ugu saameynta badan Afrika. Qiimaynta sanadlaha ah ee ay sameysay hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo meel mariyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda NISA Waxaa maanta golaha wasiirada xukuumadda faderaalka Soomaaliya ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindasa sharciyeedka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA. Hay’adda NISA ayaa ahayd mid aan sharci lahayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay shirka golaha Wasiirada Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirada ayaa faray in la joojiyo shirarka lagu qabto dalka dibadiisa. Xasan Sheekh ayaa sheegay in loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo sare u qaadday hanaankeeda amniga! Sanadkii dhamaaday ee 2022-ka waxaa caalamka ka dhacay dagaallo iyo rabshado aad u fara badan, kuwaas oo qalqal geliyay hanaankii nolasha dadka adduunka. Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (EPI) ayaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Facebook oo lagu soo rogay ganaax lacageed Midawga Yurub ayaa ganaax malaayiin dolar ah ku soo rogay shirkadda iska leh Facebook ee meta, taas oo ay ku eedeeyen in ay ku xadgudubtay dareenka muwaadiniinta midawga Yurub. Xeer-nidaamiyayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisadda gobalka: Ciidamada Somaliland oo ka baxay Laascaanood Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ay jirto xaalada kacsanaan ah oo laga dareemayo magaalada saaka oo Khamiis ah. Xalay saqdii dhexe ayaa gudaha magaalada waxaa dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhimashada qaraxyada Maxaas oo korortay Waxaa isasoo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxyo waawayn oo ka dhacay degmada Maxaas maalinimadii shalay ahayd, waxaana tirada dhimashada iyo dhaawaca ay noqotay mid saacadba midda ka dambeysa sii kororta.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adda Hormuud Salaam Foundation oo tababar u soo xirtay macalimiinta iyo howl wadeenada Dugsiga indhoolayasha Al Nuur Tababarkan oo loogu tala galay in kor loogu qaado xirfadda iyo aqoonta ay macalimiinta iyo howl wadeenada dugsiga indhoolayaasha Alnur u leeyihiin u adeegista iyo waxbarista ardayda qabta baahida aragga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mid kamid ah askarta ATMIS oo dilay saddex sarkaal Waxaa socda baaritaanno ku aaddan askari ka tirsan ciidamaxa Uganda ee qaybta ka ah hawlgalka kumeel gaarka ah ee midawga Afrika ATMIS, kaas oo saddax sarkaal ku dilay Soomaaliya. Falkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Caro ka dhalatay wasiir ka tirsan Israel oo tagay Masjidka Al-aqsa Qaar kamid dalalka carabta iyo xoogaga iska caabinta bulshada xaq u dirirka ah ee Falastiin ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka uu qayb kamid ah masjidka barakeysan ee Al-aqsa uu…