2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii ugu dambeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood Xaalad aan caga badan ku taagneyn oo daganaasho ah ayaa laga dareemaya saaka magaalada Laascaanood ee gobalka Sool, waxaana weli jirta cabsi laga qabo in markale rabshado ay ka dhacaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF oo war ka soo saartay Shaqaaqooyinka Laascaanood Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay xaaladda gobalka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood oo shantii maalin ee la soo dhaafay ay ka dhaceen isku soo baxyo bulsho oo dad…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saciid Deni oo ku eedeyay Somaliland in ay Puntland duullaan ku tahay Maamulka uu hoggaamiyo Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in deegaannadiisa ay duullaan ku tahay Somaliland. Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray Xaaladda Laas-caannood Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Somaliland in xalka aan xabbad lagu raadin oo loo dhimriyo shacabka. Xasan Sheekh oo ka hadlay dadka shacabka ah oo au…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Bisha cas Turkiga Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud macalin Cabdulle oo maalmahan safar shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay madaxdada ugu sareyso ee Bisha Cas ee dalka Turkiga…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wadatashiga Qaran oo meel mariyay Awoodaha hay’adaha dowladda Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka golaha wadatashiga qaranka oo labadii maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada. Shirkan waxaa shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Xasan Sheekh Maxamuud,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jabuti oo ku soo wajahan Muqdisho Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle ayaa ku soo wajahan magaalada Muqdisho, waxaana uuna kulama la qaadan doonna madaxda dowladda oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud. Ismaacil Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duulimaadyada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo hakad ku jira Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa hakad gelisay duulimaadyada maanta oo arbaco, xilli ay sheegtay in dayactir lagu sameynayo garoonka,. War ka soo baxay hay’adda ayaa lagu sheegay in 6:00am illa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shil sababay dhimasho oo ka dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo degmada Hawlwadaag ayaa sheegaya in shil gaari oo ka dhacay degmada uu sababay dhimasho iyo dhaawac. Shilka ayaa ka dhacay isgoyska mareexaan ee degmada Hawlwadaag, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid oo geeriyooday Allaah u naxariistee waxaa magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Fanaan Cabdinasir Macalin Caydiid oo kamid ahaa hobaladii Fanka Soomaalida. Cabdinasir Macalin Caydiid ayaa dhawrkii sano ee la…