2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgambi dhicisoobay oo ka dhacay Jarmalka 25 qof ayaa lagu xiray howlgalo ka dhacay guud ahaan dalka Jarmalka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay qorsheynayeen in ay afgambiyaan dowladda. Jarmalku waxa uu sheegay in kooxdan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Muuse Biixi oo ku wajahan Jabuti Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuti ee caasimadda dalka Jabuti. Muuse Biixi ayaa kulama kula qaadan doonna inta uu ku sugan yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Ka Qeybgalay Xiritaanka Heritage Ee Djibouti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa ka qeyb galay Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Abaaraha oo Ka Qeybgalay Shir Looga Hadlayay Abaaraha iyo Adkaysiga Is-beddelka Cimilada Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ka qayb-galay shir ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Jaamacadda Carabta iyo Qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Dhuusamareeb oo laga dhagax dhigay xarunta gurmadka deg-degga ah Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wahliyaan Wasiirka Gargaarka Galmudug Abdirahman Makkaawi iyo Duqa Magaalada Dhuusamareb ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Xarunta Gurmadka deg degga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ATMIS oo hambalyeeysay qabsashada Aadan Yabaal Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika Danjire Maxamed Al-Amiin Seyf, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed xoreynta Aadan Yabaal, magaalo dhacda Gobolka Shabeellada Dhexe oo kooxaha argagixisada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aadan Yabaal oo si rasmi u soo gashay gacanta dowladda Ciidamada dowladda oo taageero ka helaya kuwa deegaanka iyo ah ayaa Al-shabaab ka saaray degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana dowladdu ay sheegtay in si buuxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Jabuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filaya in uu gaaro magaalada Jabuti ee dalka Djabuti. Socdaalka madaxweynaha ayaa salka ku haayo soo xiritaanka shirka machadka daraasaadka siyaasadda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Iskushaandheyn Ku Sameeyay Golaha Wasiirradiisa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta iskushaansheyn ku sameeyay golaha wasiirrada xukuumaddiisa, kadib markii dhowaan muddo kordhin loo sameeyay muddo xileedkiisa, waxaana qoraal kasoo baxay madaxtooyada…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo shirkadaha isgaarsiinta Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo shirkadaha isgaarsiinta ka howl gala dalka ayaa maanta gaaray heshiiska “isku-xirka shirkadaha isgaarsiinta” oo suurtagalinaya inay is wici karaan shabakadaha teleefannada kala duwan ee ka jira…