1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo La Kulmay Madaxweynah Galmudug Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Wasiirka Gargaarka Galmudug Cabdiraxmaan Makkaawi, iyaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Al-shabaab Kala Wareegay Degmada Aadan Yabaal Ciidanka dowladda federalka oo taageero ka helaya kuwa deegaanka ayaa maanta la wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo labadii maalin uu ka socday howlgal ay wadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo isaga baxday furimihii dagaalka Ciidamada jabhadda TPLF ayaa sheegay in ay ka baxeen inta badan furimihii dagaalka ay kaga jireen kadib heshiis ay la gaareen dowladda federaalka. Hoggaanka ciidamada TPLF, ayaa xaqiijiyay in 65%…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Kulan La Qaatay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah Ee Golaha Shacabka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu uga warbixiyey halganka dalka lagaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in gurmad ay u baahan yihiin dalal ay ku jirto Soomaaliya Volodymyr Zelenskyy madaxweynaha dalka Ukraine, ayaa sheegay in dalal ay Soomaaliya ku jirto ay wajahayaan xaalad bini’aadanimo oo aad u daran. Zelenskyy ayaa soo hadal qaaday in dalalka Itoobiya, Koofurta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Norway Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee dowladda Norway Anne Beathe Tvinnereim, kaas oo saraf kusoo gaaray dalka, iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Kalluumaysiga oo magaci laga baddalay Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa laga badalay magaca sida lagu xaqiijiyay war ka soo baxay xafiiska ra’iisulwasaaraha dalka. Go’aanka magac badalista ayaa yimid kadib soo jeedin ka timid wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin dilay Darawal Gaari oo lagu xukumay dil togaasho ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday Cabdiraxmaan Cadow Ciisem Maxamed oo lagu eedeyay in uu ka dambeeyay dilka allaah u naxariiste Marxuum Saylax Cabdulle Axmed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IRAN oo toogatay dadka ay sheegtay in ay u shaqeynayeen MOSSAD Mas’uuliyiinta Iran ayaa toogasho ku dilay afar qof oo lagu eedeeyay inay u shaqeynayeen hay’adda sirdoonka ee Mossad ee Israa’iil, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee IRNA . IRNA…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Daaha Karogay Diyaraadii la sugayay 30-ka Sano! Ciidamada cirka maraykanka ayaa daahqaaday Diyaaradda Duqeymaha Culus ee B-21 Raider, oo ah Diyaarad awood uleh Inay qaado weeraro Nuclear ah iyo kuwa loo adeegsado Hubka caadiga. Ann Stefanik, oo…