1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni oo Muqdisho ku soo wajahan Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa la filaya in saacadaha soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.. Deni ayaa socdaalkiisa Muqdisho waxa uu qaadan doonna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade Caan Ah oo Lagu Dilay Ceelasha Biyaha Wararka naga soo gaarayo deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in kooxa hubaysan ay habeennimadii xalay ku dileen deegaanka mid kamid ah ganacsatada ugu caansan Ceelasha Biyaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo howlgallo ka bilaabay deegaanno hoostaga gobalka Mudug Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka oo shalay gaaray magaalada Galkacyo ayaa lagu soo warmaya in ay magaalada iyo deegaannada hoostaga gobalka Mudug ka bilaabeen hawlgallo ka dhan ah ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahino ka soo baxayo dagaal ka socda deegaan hoostaga Gobalka Shabeellaha Dhexe Wararka naga soo gaayo deegaanka Aadan Yabaal ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in uu dagaal xooggan ka socda deegaan hoostaga degmada Aadan Yabaal. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Xamse oo Ballanqaad u Sameeyay Hay’adda Naafada Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee dadka qaba baahiyaha gaarka ah ayaa sheegay in dowladda ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo ku dhaw Aadan Yabaal iyo Al-shabaab oo Isaga Baxay Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay isaga baxeen maanta degmada Aadan Yabaal oo ay maamulayeen dhowr iyo toban sano, kadib markii ciidanka dowladda…
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Deegaannada la Xoreeyey Waxa ay Ahmiyad u Leeyihiin Halganka, Ganacsiga iyo Isu-socodka Deegaannada gacanta dawladda soo galay qaarkood waxay leeyihiin ahmiyad weyn oo xagga istaraatiijiyadda dagaalka ah.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya oo shaqa joojin ku sameeyay xubna ka tirsan guddiga doorashada Kenya Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, ayaa shaqa joojin ku sameeyay afar kamid ah guddigii doorashada ee dalka Kenya, kuwaas oo ka soo horjeestay natiijadii guusha ee doorashada uu gaaray Ruto.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK oo ku dhawaaqday taagero ay siinayso Soomaaliya Dowladda UK ayaa sheegtay in ay bixineyso deeq cusub si wax looga qabto xaaladda macluusha ah ee ka jirta Soomaaliya. Wasiirka horumarinta UK oo Soomaaliya ku sugan ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka oo lacago ugu deeqay Soomaaliya Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ku taageereyso €1.5 milyan si wax looga qabto xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya. Lacagtaan ayay Jarmalku soo marsiinayaan hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan…