1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ciidamada dowladda oo isaga baxay deegaan hoostaga Gobalka Baay Wararka naga soo gaarayo deegaan hoostaga gobalka Baay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay isaga baxeen deegaanka Goofgaduud Buureeey. Goofgaduud Buureey ee Gobolka Baay, ayaa lagu soo waramaya in ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Turkiga oo Dhismo Casri ah u Badaleysa Madaxtooyada Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada Madaxtooyada ayaa dhagax dhigay dib u dhis casri ah oo lagu sameynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka oo ka digtay Roobab daadad wata oo ka da’a Dalka Hay’adda maaraynta Musiibooyinka ayaa ka digtay roobab dabaylo wato oo ka da’a qaybo kamid ah gobalada dalka inta lagu gudajiro todobaadka ugu horeya ee bisha December. Digniinta ayaa lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyeyaasha Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo Ku Kulmay Xadka Labada Gobol Guddoomiyeyaasha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa xadka laba gobola ay wadaagaan kulan kula qaatay Xilidhibaan Maxamed AbuukaKulan, kuwaas oo ku gaaray safar dhinaca dhulka ah kusoo gaaray isaga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada oo Ka Shiray Xasilinta Caasimadda iyo Deegaannada Al-shabaab Laga Saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayay xasillinta deegaannada laga xoreeyey Al-shabaab ee soo galay gacanta dowladda iyo sidii loo gaarsiin lahaa adeegyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii hore Shiinaha oo Geeriyooday Hoggaamiyihii hore ee dalka Shiinaha Jiang Zemin, ayaa la soo wariyay in uu goordhaw geeriyooday isaga oo 96 sano jir ah kadib xanuun hayay. “Geerida Jiang Zemin waxay khasaare aan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Maalgashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya oo lagu soo gebagebeeyey Muqdisho Waxaa shalay la soo gabagabeeyay shirweynaha caalamiga ah ee dhiiragelinta maalgashiga Somalia oo mudo laba maalmood ah ka socday magalaada Muqdisho. Shirweynahaan oo ay soo agaasintay waaxda dhiiragelinta maalgashiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka oo ka doodaya Miisaaniyadda Sanadka 2023 Waxaa xarunta Villa Hargeysa goordhaw ka furmay kal-fadhiga wadajirka ah ee labada gole Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulankan oo ajendihiisu uu yahay in akhrinta koowaad la mariyo miisaaniyadda dowladda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo Hawlgallo ka fuliyay gobalka Baay Ciidamada dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed ayaa hawlgallo qorshaysan oo saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga deegaanka Awdiinle ee gobalka Baay, waxa ay ku dileen xubno ka tirsan ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo taagero ka dalbatay Deeq Bixiyayaasha Caalamiga Ah Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashaya furitaanka kal-fadhiga 113-aad ee golaha IOM, ayaa codsatay in laga taageero la qabsiga isbaddalka cimilada. Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha…