1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyayaal Lagu Xiray Baydhabo Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada nabad sugidda dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed ay xabsiga u taxaabeen saddax wariye. Wariyayaasha la xiray ayaa ku sugnaa gudaha garoonka diyaaradaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Muqdisho Ka Furay Shirka Istiraatiijiyadda Xasilinta Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa goordhow waxaa uu furay kulan wadatashi ah oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaaraha ku-xigeenka dalka oo kulan la qaatay Madaxweynaha Niger Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Mudane Salah Jama ayaa intuu ku sugnaa dalka Niger wuxuu kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Niger Mohamed Bazoum isagoo kala hadlay qodobo ay kamid yihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Madaxweyne Xasan Ka Yiri Furitaanka Shirka Maalgashiga Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya ayaa xusay in dalkeenna ay ka jirto fursado maalgashi oo ballaaran, taas oo xilligaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh Xarigga Ka Jaray Isbitaal Laga Hirgeliyay Cadale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka Shiikh Axmed Gabyoow oo xildhibaannada iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ay ka hirgaliyeen Degmada Cadale ee Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay deegaan hoostaga Aadan Yabaal Ciidanka xoogga dalka oo kaashanayo kuwa deegaanka ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanka Ceel-dheere Buraale oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhxe oo fariisinka Al-shabaab ay ku leeyihiin gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kismaayo u tagaya dardargelinta dagaalka ka dhanka Shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filaya in waqtiya soo socda uu safar ku tago magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobaleedka Jubbaland. Xasan Sheekh oo maalmihii la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bayaanka Baaqa Nabadeed ee Cadale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in uu taageerayo baaqa nabadeed ee beelaha daga degmada Cadale ay kala saxiixdeen. Baaqan ayaa waxaa saxiixay odayaasha dhaqanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo Ka Qeybgalay Shir Madaxeed Afrika Ee Ka Furmay Niger Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka madaxeedka Midowga Afrika ee ku saabsan warshadaynta iyo isu dheelli-tirka dhaqaalaha oo ka dhacay caasimadda dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Deegaanka Masaajidka Cali Guduud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeraya qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada dalka looga xoreynayo Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Masaajid Cali Guduud ee…