1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse Sharciyeed, Qaraar la xiriira deegaannada laga xorreeyay Al-shabaab iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mustafa Yaasiin oo loo magacaabay Maareeyaha guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mustafa Yaasiin Sheekh Maareeyaha guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Kadib soojeedinta Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda sida lagu baahiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka oo Daahfuray Barnaamij ay Maalgalinayaan Maraykanka iyo Britain Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah-furay barnaamijka taageerada dadka jilicsan ee abaaruhu samaayeen, kaas oo ay maalgalinayaan dowladaha Maraykanka iyo Britain oo lagu abuurayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Cusub Ee Dalka Qatar? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalkeenna Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi, oo shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaraxyo Khasaaro Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Jerusalem Ee Dhulka Reer Falastin Qaraxyo isxigxigay ayaa maanta ka dhacay Boosteejo basaska laga raaco magaalada Jerusalem ee daanta galbeed ee dhulka reer Falastiin ee Yuhuuddu degan tahay, qaraxyada ayaa waxaa wax ku noqday ilaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Ka Dhacay Turkiga iyo Dowladda oo Shaacisay Khasaarah Ka Dhashay Dhulgariir aad u xoogan ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhuftay dalka Turkiga, kaas oo geystay khasaare soo gaaray dad shacab ah, sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmada Golyaka…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan oo Kormeeray Dekadda Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Dekadda Muqdisho ayaa adkeeyay muhiimadda dardargelinta hawlaha shaqo ee Dekadda si kor loogu qaado dakhliga dowladda. Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Agaasimeyaasha Saxaafadda Madaxabannaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa la kulmay Agaasimeyaasha Warbaahinta Soomaaliyeed ee gaarka loo leeyahay, tan Caalamiga iyo midda Dowladda oo uu kala hadlay doorka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddmay Safiirka Dowladda Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalkeenna Mudane…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti-dhowraha Qaranka oo Taliskii Farmaajo Ku Eedeeyay Lansashada $96 Million Hanti-dhowraha qaranka ayaa maanta soo saaray warbixin ku aadan lacago uu sheegay in si gaar ah loo isticmaalay xilligii uu talada halayay madaxweynihii hore ee dowladda federalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,…