1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhismaha Madaxtooyada Cusub Ee Galmudug oo Madaxweyne Xarigga Ka Jaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Madaxtooyada Galmudug oo…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mohamed El-Amine oo la wareegay hoggaanka ATMIS Souef Mohamed El-Amine oo ah Dublamaasi u dhashay dalka Comoros ayaa Midowga Afrika u doortay in uu noqdo madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ku dhawaad 7 bilood ka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Weli Safarro Ku Maraya Gobollada ay Ka Socdaan Howlagallada Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu safarro ku kala bixinayaa furimaha dagaalka gobollada dalka, halkaas oo ay ka socdaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan: Dadka ree Baxdo, Waqti Munaasib ah Ayeey Qaateen Go’aan Dhaxalgal ah: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka socda ee ka dhanka ah Al-shabaab ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud oo ka mid ah deeganada…
9 daqiiqo Sheeko:War Xiriirka ka dhexeeya dhaqanka iyo horumarka. Muddo fog oo aan yarayn ayaan ku fooganaa weyddiinta ah xiriir noocee ah ayaa ka dhexeeya dhaqanka iyo horumarka. Sida labada erey ka muuqato ereyga ‘Horumar’ waxa uu tilmaamayaa qof…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka oo xiray Taliyihii hore ee Guutada Shanaad ee XDS Yusuf Tuke Dambi baarayaasha dowladda Maraykanka ayaa xabsiga u taxabaay Yuusuf Cabdi Cali oo kamid ahaa saraakiishii ciidamada xoogga ee dowladda Kacaanka. Yuusuf oo ku magic dheeraa Tuke ayaa xabsiga loo taxaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh “Inta aan Madaxweynaha ahay dowlada Soomaaliya waxaa ka go’an in dalka Shabaab laga ciribtiro, la waayo wax argagixso ah. Ceelbuur, Xaradheere, Aadan Yabaal iyo deegaanada kale waa xoroobayaan Alle idim kii.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan, taaas oo kamid ah furimaha dagaalka ka dhanka ah ee ururka Alshabaab. Xasan Sheekh ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Toogasho ah Ku Fulisay Askar Horey Dil u Geysatay Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay labo Askari oo horay dilal kala duwan uga gaystay magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Golaha Ammaanka oo Diiday In Cunaqabeynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo kulan isugu yimid maalinimadii Khamiista ayaa waxaa looga hadlay macquul ahaanshaha in Soomaaliya xilligaan laga qaado cunaqabateynta Hubka, iyadoo dowladda Soomaaliya ay dagaal kula…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Booqanaya Furimaha Dagaalka ee Gobollada Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah Alshabaab, waxaana lagu wadaa inuu…