6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saameynta uu Qaraxii Zope 2 ku yeeshay Nidaamka Daryeelka Caafimaadka Masiibooyinka dabiiciga iyo kuwa dadka sababaan si joogto ah ayay uga dhacaan Soomaaliya. Tallaabooyin kala duwan ayay hore u qaadeen dawladda Soomaaliya, ururrada caalamiga ah, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan;…
8 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbadda Madaxweyne XSH ee furitaanka Kal-fadhiga Labaad ee Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta furay kal-fadhigii labaad ee baarlamaanka 11-aad. Xasan Sheekh ayaa furitaanka kal-fadhiga waxa uu ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanayso. Hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kal-fadhiga Labaad ee Baarlamaanka oo Maanta Furmayo Waxaa saacadaha soo socda ee maanta lagu wadaa in uu furmo kal-fadhigii labaad ee labada gole Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee furitaanka kal-fadhiga labaad ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Warfaafinta oo Ka Hadashay Xarigga Mustafa Cali Caanood Dowladda federalka Soomalaiya ayaa ka hadashay xarig ciidanka amniga ay kula kaceen wadaad lagu magacaabo Mustafa Cali Caanood, kaas oo kamid ahaa culimada inta badan ka hadli jiray afkaarta ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Caalamka oo ka hadashay weerarkii ka dhacay Istanbul Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qarax galabnimadii shalay ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaas oo ay ku dhinteen dad fara badan. Inta la xaqiijiyay dhimashada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo xisbiyada Mucaaradka ku eedeysay in ay Mucaarad ku yihiin Somaliland Xukuumadda Somaliland ayaa dhankeeda ka hadashay go’aanka ka soo yeeray xisbiyada Mucaaradka ee WADANI iyo UCID, kaas oo ay ku cadeeyeen mowqifkooda ka dhanka ah dhamaadka xilhaynta madaxweyanaha waqtiga uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UCID iyo WADANI oo cadeeyay Mowqifkooda ka dhanka ah Muuse Biixi Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ayaa cadeeyay moowqifkooda ka dhanka ah mudda kororsiga madaxweynaha waqtiga uu ka dhamaaday Muuse Biixi. Shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay barnaamijka Xukuumadda ee Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka. Shirka oo ay ka soo qaybgaleen guddi hoosaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Khasaaro Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Istanbuul Ee Dalka Turkiga Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax maanta galinkii dambe ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada Istanbuul ee dalka Jamhuuriyadda Turkiga, waxaana kasoo baxayaan warar kale duwan khasaaraha uu geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Warqada Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Imaaraadka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Axmed Jumca Al-rumeysi.…