1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Qoorqoor oo Furay Kalfadhiga 6-aad Ee Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta furay kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo ka furmay Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Dhuusamarreeb. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoob…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UCID iyo WADANI oo kulamadoodii ugu dambeeyay ku yeelanaya Hargeysa Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADANI, ayaa yeelanaya kulamadoodii ugu dambeeyay ee ay ku cadeynayeen mowqifkooda ka dhanka ah mudda xileedka dhamaaday ee madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamdanka Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo Al-shabaab Kula Dagaalamay Nuur Dugle Ciidamo ka tirsan dowladda oo taageero ka helaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ayaa ku dagaalamay deegaanka Nuur Dugle oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe. Dagaalka ayaa yimid…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhrisi: Nuxurka Heshiiska TPLF iyo Dowladda Itoobiya Waxa magaaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, lagu saxiixay heshiis lagu dhameeystirayay wadahaladii ka soo bilawday dalka Koonfur Afrika ee u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF. Tigrayga iyo xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Booqday Ciidanka Badda Ee Eritrea Ku Tababaranaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo isaga soo baxay magaalada Wabxo Wararka naga soo gaarayo deegaanka Wabxo ee bariga gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa isaga baxay deegaanka oo ay la wareegeen maalin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Caawa Muqdisho Lagu Dilay Kooxo hubeysan ayaa caawa degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ku dishay Nabaddoon caan ka ahaa degmada iyo guud ahaan caasimadda magaalada Muqdisho. Nabaddoon la dilaya ayaa waxaa lagu magacaabi jiray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka dowladda oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Ceelbaraf Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhaxe, halkaas oo dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen Al-shabaab, ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM oo duqayn ku dishay xubna ka tirsan Al-shabaab Ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa oo loo yaqaano AFRCIOM, ayaa sheegay in ay duqaymo ay ka fuliyeen Soomaaliya, ku dileen qaar kamid ah xubna ka tirsan ururka Al-shabaab. Maraykanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda arrimaha gudaha oo daahfurtay kulanka qaran ee xiriirinta Dowladaha Hoose Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka ah ayaa maanta magaalada Muqdishi ka daahfurtay kulanka qaran ee xiriirinta Dowladaha Hoose, kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha…