1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Caan ah oo lagu dilay gobalka Galgaduud Wararka naga soo gaarayo deegaanka Dhisaq Shurufle ee hoostaga gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxa hubaysan ay habeennimadii xalay ku dileen deegaanka Sheekh Caan ah iyo wiil uu dhalay. Sheekha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Booqasho Ugu Tagay Ciidanka Cirka Soomaaliya Ee Lagu Tababarayo Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Cadaaladda iyo Guddiga Maalgashiga Shisheeye oo kulmay Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa guddoomiyay shirkii ugu horreeyay ee guddiga maal-gashiga shisheeye ay yeeshaan mudda 32 sano kadib ah. Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Booqday Kuliyadda Lagu Tababaro Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashada rasmiga ah ee dalka Djibouti uu ku joogo, ayaa maanta booqday Kuliyadda Tababarka booliiska ee Idiris…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Wabxo Ciidanka dowladda federalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo taageero ka helaya kuwa deegaanka ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud, deegaankaan ayaa muddo dhowr iyo toban sano ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Safar Ugu Ambobaxay Dalka Eritrea Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ugu amba-baxay dalka Ereteriya, oo ay ku sugan yihiin ciidan ka tirsan xoogga dalka oo halkaas tabar ku qaatay dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Xamsa oo la kulmay Ismaaciil Cumar Geelle Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Abdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulankooda waxa ay kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib u habayn ku sameeyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka si loo waafajiyo arrimaha mudnaanta leh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Wabxo Dowladda ayaa guulo ka sheegatay dagaalkii galabta ka dhacay deegaanka Ceelgorof ee goblka Galgaduud, waxaana qoraal kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta lagu sheegay in duqeymo ka dhacay halkaas lagu dilay tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal xooggan oo ka dhacay duleedka Wabxo iyo duqeymo halkaas laga fuliyay Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal markale ciidanka dowladda oo taageero ka helaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaan Ceelgorof oo ku dhow magaalada Wabxo, dagaalka…