2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Hoggaamiyaha Masar Kala Hadlay Taageerada Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi, halkaas oo ay madaxdu kaga qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gollaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobey oo Cambaareeyay Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay sida ugu adag u cambaareeyeen Qaraxyadii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kuwaas oo lala eegtay meel aan ka fogeyn wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Jibouti oo Muqdisho u soo diraysa Dhaqaatiir Dowladda Jabuti ayaa sheegtay in ay Muqdisho u soo dirayso dhaqaatiir, qayb ka noqota gurmadka loo fidinayo dadka ay waxyeeladu ka soo gaartay qaraxyadii bilawgii Isbuucaan ka dhacay Isgoyska Zoobe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay Rag ka tirsan Daacish Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabateyn dul dhigtay xubna sar sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ka dagaalanta qayba kamid ah Soomaaliya. Maraykanka ayaa sheegay in ragga uu cunaqabateynta dul dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Qeybgalaya Shirka Jamaacadda Carabta Ee Aljeria Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya, kaas oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Deegaanka Degmada Dhuusamareeb oo Lasoo Doortay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo federalka iyo dib-u -heshiisiinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta Qabatay Doorashada Xubnihii ugu dambeeyay xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ahaa 15…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hay’adda Amnesty International oo Bayaan Kasoo Saartay Qaraxyadii Soobe 2 Hey’adda u dooda Xuquuqul Insaanka ee Amnesty international ayaa ka hadashay qaraxyadii 29-kii bisha October ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho dhaawac iyo burbur Hantiyadeed,…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: War-murtiyeedkii Kasoo Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran oo Soo Idlaaday Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga qaran ee u dhaxeeyay madaxda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, kaas oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamdda Ciidamada oo Toogasho Ku Fulisay Dad Horey Loogu Xukumay Dil Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta Isniin ah xukun dil ah ku fulisay sedex eedeysan, oo horay dil loogu xukumay, waxaana ay ahaayeen xukun sugayaal tan iyo 2019-kii oo maxkamddu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Isbitaallada Ku Booqday Dhaawacyada Qaraxyadii Soobe Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir iyo Erdogan dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo gaartay weeararkii qaraxyada ahaa ee maalintii sabtida…