1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Labada Aqal oo Shaaciyay Waqtiga uu Furmayo Kalfadhiga Labaad Ee Baarlamaanka 11-aad Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan wadajir ah oo ay Muqdisho ku yeesheen waxaa ay kasoo saareen warsaxaafadeed lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxa Hey’adda Caafimaadka Adduunka oo Sheegay Iney Gargaar u Dirayaan Soomaaliya Madaxa hey’adda Qaramada Miodobay u qaabilsan caafimaadka (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay iney Soomaaliya gargaar caafimaad u dirayaan, kadib qaraxii shalay ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, kaas…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddiga u Magacaabay Tirakoobka Khasaaraha Qaraxyadii Soobe Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka loo samaynayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dahacay Isgoyska Soobe, kaas oo dhaliyay khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ku Baaqay in Gurmad Caafimaad Loo Fidiyo Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Soobe Waxaa wali isasoo taraya faahfaahinnada laga helayo qaraxyo isxigxigay oo ka dhacay isgoyska Soobe meel aan sidaas uga fogeyn wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare , waxaana lasoo warinayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo ka dhacay Muqdisho Faahfaahinno dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qaraxyo isxigxigay oo ka dhacay wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare, kadib markii laba gaari lagu weeraray dhismaha wasaaradda, waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Koonaa oo ku geeriyooday qaraxyo Muqdisho ka dhacay Allaah u naxariistee waxaa goordhaw qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Ciise Koona, kaas oo kamid ahaa wariyayaasha sida wayn looga yaqaano dalka. Koonaa ayaa la soo wariyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirweynaha La Dagaalanka Xagjirnimada oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka u dhaxeeyay wasaaradaha Owqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo looga hadlaayay ciribtirka Xagjirnimda, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka golaha wadatashiga qaran oo Maanta la soo gabagabeynayo Waxaa maanta lagu wadaa in la soo gabagabeeyo shirka golaha wadatashiga qaranka oo muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa furmaay maalinnimadii khamiista ee aan soo dhaafnay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin ka tirsan DF oo gaaray Gobalka Hiiraan Wasiirka arrimha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Buulo burte ee gobalka Hiiraan. Mudane Wasiir Fiqi, waxaa safarka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Halkee salka ku hayaa fashilka soo wajahaya diyaarada Ethiopia Airlines Diyaarada Ethiopian Airlines (EA) ee duulimaadkeedu uu yahay ET-3717, ayaa waxaa xayirad dhanka cirka ah ku sameeyay diyaaradaha dagaalka ee dalka Greece, kadib markii ay diyaaradda lumisay xiriirkii ay la…