1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacabka Xudur oo bilaabay abaabul ka dhan ah Ururka Al-shabaab Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan degmada Xudur ee gobalka Bakool, ayaa bilaabay abaabul hubaysan oo ka dhan ah ururka alshabaab. Shacabka ayaa sheegay in ay doonayaan in ay qayb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa iyo Guddoomiye Madoobe oo Kulamo Sagootin ah la qaatay Safiirka Qatar Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan shaco sharaf iyo sagootin ah la qaatay safiirka dalka Qatar u fadhiyay dalkeenna. Xamsa Cabdi Barre, ayaa kaga mahad celiyay safiirka shaqadii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda ciidamada oo Toogatay rag Daacish ka tirsanaa Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay rag la sheegay in ay ka tirsanaayeen kooxda Daacish. Ragga la dilay ayaa ku eedeysanaa dilal ay ka gaysteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan juweeriya oo Ku Geeriyootay Israsaaseyn Ka Dhacday Magaalada Jigjiga Wararka naga soo gaarayo magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaas uu furay askari ka tirsanaa ilaalada Garoonka diyaaradaha ee Wiil Waal Airport ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Taliska Booliiska Kala Hadlay Amniga Deegaannada Lala Wareegay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la yeeshay saraakiisha iyo qeybaha kala duwan ee talisyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay James Swan Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mudane James Swan oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galgaduud: Al-shabaab oo laga saaray Qaayib Wararka naga soo gaarayo gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada oo kaa shanaya dadka deegaanka ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanka Qaayid oo hoostaga gobalka Galgaduud. Qaayib ayaa kamid ah deegaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal beeleed maalintii labaad ka socda deegaanno hoostaga goblka Shabeellaha Hoose Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaal beeleed maalintii labaad ka socda qaar kamid ah deegaannada hoostaga degmada Walanweyn ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dagaalkaan ayaa salka ku hayo dhulbeereed ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni oo maanta furayo 51-aad ee golaha wakiilada Puntland Madaxeynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta lagu wadaa in uu furo fadhiga 51-aad ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland. Waxaa aad loo adkeeyay amaanka hoolka baarlamaanka iyo kan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse iyo James Swan oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Gurmadka Abaaraha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, waxaana diiradda…