1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad xooggan oo ku dhuftay Qardho Roobab xooggan oo sababay in ay daadad ka dhashaan ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay degmada Qardho ee maamulka Puntland. Daadadka oo ku soo baxay xaafadaha iyo waddooyinka magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Maanta Xariga Ka Jaray Dhismaha Dekadda Garacad Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Howlgal Kula Wareegay Deegaanka Masaajid Cali Guduud Ciidanka xoogga Soomaaliyeed dalka oo maalmihii ugu dambeeyay howlgallo ka waday gobolka Shabeellaha dhexe ayaa maanta la wareegay deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo hoostaga degmada Raagaceelle, ciidanka ayaa gudaha u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehelada Wasiir Siraaji oo soo dhaweyay cadaaladda uu helay wiilkooda Qoyska allaah u naxariistee Wasiirkii hore ee howlaha guud Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji, ayaa soo dhaweeyay xukunka lagu fuliyay eedeysanihii dilay wiilkooda. Ehelada ayaa sheegay in ay Madaxweynaha iyo cid…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ninkii Dilay Wasiir Siraaji oo La Toogtay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ah ku fulisay dable Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid, kaas oo shan sano ka hor dil u gaystay wasiirkii howlaha guud ee dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Garacad oo maanta xarigga laga jarayo. Waxaa maanta lagu wadaa in xarigga laga jaro dekadda degmada Garacad ee gobalka Mudug, halkaas oo munaasibadda daahfurka ay ka soo qayb galaan mas’uuliyiin kala duwan. Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Xogta Howlgallada Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe Marka laga tixraaco hadalkii kasoo baxay madaxweynaha uu ku sheegay in dowladdiisa ay dagaal la galayso Al-shabaab ayaa waxaa soo badanayay taageerada ay helaayaan ciidanka dowladda, waxaana Kacdoon uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Amar Ku Bixiyay in 10 Malyan oo Dhir ah Dalka Lagu Beero Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Qaabilay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi, kaas oo dalka soo gaaray, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay wasiirka…
8 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Af-gambigii October 21….53 sano, Dib u milicso Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka…