2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hay’adda Lacagta Adduunka iyo Dowladda Soomaaliya oo Heshiis Maaliyadeed Wada Gaaray Hey’adda lacagta adduunka ee IMF iyo dowladda federalka Soomaaliya ayaa heshiis gaaray, kaas oo dowladda Soomaaliya lagu siinayo lacag 10 Million oo Dollar ah, madaxa IMF Laura Jaramillo ayaa sheegtay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka oo xayiraad saaray rag ka tirsan Al-shabaab Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay xayiraadi ku soo rogtay shaqsiyaad lagu eedeyay in ay kamid yihiin alshabaab. Maraykanka ayaa sheegay in shaqsiyaadkaan ay alshabaab u qaabilsan yihiin soo uruurinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Siyaabo Kale Duwan Caawa Uga Dhacay Muqdisho Warar kale duwan ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qaraxyo siyaabo kale duwan caawa uga dhacay caawa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliye Odawaa oo Laftgareen Kala Hadlay Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta waxaa uu Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Xasan oo Hambayo iyo Bogaadin u Jeediyay Kooxda Xulka 17-Sano Jirada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka Isreebreebka Afrika ee Bariga iyo Bartamaha,…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisulwasaare Xamsa oo gaaray Jigjiga Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray garoonka diyaaradaha ee Wiil Waal ee magaalada Jigjiga. Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa madaarka ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciyaaryahannada Xulka Qaranka oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho Ciyaaryahannada xulka qaranka Soomaaliya 17-sano jirada, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta ugu sareyso dalka. Kooxda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tuulada Ciyaaraha oo marti gelinaysa fantisyaha guusha xilka qaranka Soomaaliya Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku soo wajahan xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17-sano jirada, kuwaas ee dhawaan ku soo guulaystay tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee 17-sano jirada. Soomaaliya oo…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib u noqosho ma jirto: Waa inaynu soo afjarnaa halista kooxda Al-Shabaab Soomaaliya waxay dagaal kula jirtaa koox argagixiso caalami ah oo arxan daran, akhlaaq daran oo aan la aqbali karin inay dalkeena iyo dadkeena ku dhex noolaadaan kagana dhex shaqeeyaan afkaarahooda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga RW Xamsa Cabdi Barre: Waxaa billawday xilligii guulaha, waxaana dhammaaday waqtigii guuldarrada Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda ay ka soo baxeyso balanqaadkii ay u sameeysay xulka qaranka ee koobka soo hooyay. Xamsa Cabdi Barre oo kulan…