Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa kulan dardargelin ah la qaatay guddiga doorashooyinka Puntland. Kulanka ayaa waxaa madaxweynaha uu warbixin kaga dhageystay guddiga dardargelinta doorashooyinka Puntland, kuwaas oo…