1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaara Xamse oo Gaaray Itoobiya ,Xilli Xulka Qarankeena ay Sabtida Ciyaarayaan Finalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobaya ayaa galabta kulan kula qaatay magaaladaas Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka, ahna Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirka Todobaadlaha ah Ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada oo warbixinno la xiriira xaaladaha Amniga dalka looga dhagaystay Wasiirrada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Dhaliyay oo Ka Dhcay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qarax geystay khasaare oo ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel u dhow Tareebiyaano degmada Hodan ee gobolka Bnaaadir. Qaraxa ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Warqadaha Aqoosiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee South Africa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mudane Mninwa Johannes iyo Bangaaladesh Mudane Tareque Muhammad. Danjiraha Jamhuuriyadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Degmada Cadaado oo Mamnuucay in La Dhiso Dhulalka Sharciyada aan Laheyn Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa sheegay in maamulka degmadu mamnuucay in la dhiso dhul aan ogolaasho looga haysan waaxda dhul bixinta degmada ama la cabiro dhul banaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Maalinta Calanka 12-ka October Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ku beegaan maalintii la yagleelay Calanka Soomaaliya, kaas oo sanad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxayo dagaal ka socda deegaanka Yaasooman ee gobalka Hiiraan Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaal khasaaro gaystay oo ciidamada dowladda oo kashanaya ciidanka dadka deegaanka ee Macwisleyda iyo ururka alshabaab ku dhex maray gobalka Hiiraan. Dagaalka ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 68 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagreen oo Ka Hadlay Geerida Guddoomiyihii Degmada Qoryooleey Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Gudoomiyihii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Degmada Qoryooley oo Qarax Lagu Dilay Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in qarax maanta ka dhacay degmada Qoryooleey lagu dilay guddoomiyihii degmadaas Sayid Cali Ibraahim. Guddoomiyaha ayaa waxaa qarax Miino lagula eegtay duleedka…