1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka iyo mas’uuliyiin kale oo gobalka Hiiraan u safray Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Samatar , Wasiirka Batroolka & Macdanta C/risaaq Maxamed Cumar iyo Xildhibaan Raaxeeye ayaa u duulay Buula-burte. Ujeedka socdaalka mas’uuliyiintaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo Eretria ku eedeysay in ay duqayn gobalka ka gaysatay Mas’uuliyiinta gobalka Tigrayga ayaa ku eedeyay dowladda Itoobiya in ay xulafadeeda Eretria, ay duqaymo aan loo meel dayin ay ku garaacday gobalka saacadihii la soo dhaafay. Duqaynta oo ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin oo loo magacaabay taliyaha booliiska G. Banaadir Taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed Cabdi Maxamed Xijaar, ayaa Gashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, u magacaabay taliyaha qaybta guud ee booliiska gobalka Banaadir. Gaashaanle sare Mahdi Cumar ayaa horay u soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dadka deegaanka oo Alshabaab kala wareegay deegaanno hoostaga gobalka Baay Ciidanka dadka deegaanka gobalka Baay ayaa ururka alshabaab kala wareegay deegaanno hoostaga degmada Buur-hakaba, ee gobalka Baay. Howlgallo ay ka fuliyeen ciidamada dadka deegaanka deegaannada kala ah abar dooy, Daa’uudow…
1 daqiiqo Sheeko:War UK oo Soomaaliya Ugu Deeqday £50 Million, Si Wax Looga Qabto Abaaraha iyo Arrimo Kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal fogaan aragga Internet-ka la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee UK James Cleverly, iyagoo ka wadahadlay arrimo dhowr oo quseya dhinacyada. Xoghayaha…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Waxbaratay, Waa Bulsho Waxbaratay Nadiifo Maxamed waa 35 jir umuliso ah, ku nool Degmada Balcad oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe ee Soomaaliya, waxay kaalin wax ku ool ah ka qaadataa hor’umarinta bulshadeeda, shaqadeeduna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno ka soo baxayo dagaal ka socdo gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo deegaanka Ceel-Macaan ee hoostaga degmooyinka Jowhar iyo Jalalaqsi, ayaa sheegaya in waaberigii hore ee saaka uu ka qarxay deegaanka dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Uganda Yoweri Museveni Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida gobolka iyo xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Netherlands Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada The Hague ee dalka Boqortooyadda Netherlands kulan kula qaatay Marwo Vera Bergkamp oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka Guddoomiyay Shirka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka caddaaladda iyo garsoorka madaxa bannaan oo looga hadlay qaabkii caddaalad…