2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanad kadib geeridii Maxamed Daahir Afrax, Dib u milicso taariikhdiisa Sanad ka hor maanta oo kale waxaa geeriyooday Maxamed Daahir Afrax oo kamid ahaa aqoonyahanada dhanka afka iyo dhaqanka ee Soomaalida. Allaha u naxariiste waxaa uu xanuunka Corona Virus ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo shaacisay liiska Baraha Shabaab laga xiray Dolwadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hawada ka saartay qaar kamid ah baraha dhanka iInternet-ka ah ee lagu baahiyo wararka ururka alshabaab. Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Soomaaliya ayaa shaacisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Daahir Guutaale oo geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday Daahir Xasan Guutale, oo kamid ahaa xildhibaannadii dalka soo maray. Daahir Xasan Guutale, ayaa muddooyinkii la soo dhaafay waxaa la soo darsay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Balanbale oo loo doortay Maamul Cusub Golaha deegaanka degmada Balanbale ee gobalka Galgaduud ayaa doortay guddoomiyaha iyo kuxigeenka guddomiyaha cusub ee degmada kadib doorasho ka dhacday xarunta degmada. Cabdiazis Xaashi Cali ( Iraad) ayaa loo doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Uganda, Waa Maxay Ujeedka Safarkiisa? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Muqdisho Kula Kulmay Qaar Kamid ah Culimada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo in dalka laga xoreeyo dalka looga …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Fal danbiyeed tahay Cidii baahisa Fikirka iyo Wararka Alshabaab Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska, Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Alcadaala, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaarada warfaafinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay gebi ahaanba fal dambiyeed u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Laba Sano kadib geerida Ra’isul Wasaare Cali Khaliif Galeyr, Dib u milicso taariikhdiisa Maanta oo kale laba sano ka hor ayuu geeriyooday ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Cali Khaliif Galayr, oo kamid ahaa siyaasiyiinta saameynta ku leh siyaasadda Soomaaliya. Dib u milicso taariikhda Prof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyayaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Finland oo khadka taleefoonka kuwada hadlay Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka 11-aad ee dalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Finland, Mudane Matti Vanhanen. Labada guddoomiye ayaa kawada hadlay sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxa hubaysan oo weerar ka geystay gobalka ka tirsan dalka Jabuti Dowladda Jabuti ayaa sheegtay in koox hubaysan ay habeennimadii xalay ahayd ay weerar ku soo qaadeen saldhig ciidamada Jabuti ay ku lahaayeen gobalka Tadjourah. Wasaaradda difaaca dowladda Jabuti ayaa warbixin…