2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Guudlaawe oo Dalbaday Gurmad Qaran, Kadib Qaraxyadii Baladweyne Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo kormeeray xarunta gobolka Hiiraan oo dhowaan ay ka dhaceen qaraxyo, kuwaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaa sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada dowladda oo Gobalka Shabeellaha Dhexe ku dilay xubna katirsan ururka Al-shabaab Wararka naga soo gaarayo deegaanka Muryaale oo u dhaxeeya degmooyinka Basra iyo Balcad, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay ku dileen xubna kamid ah alshabaab. Ciidamada dowladda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War 19-sano oo ka soo wareegtay dilkii haweeneydii reer Talyaani ee caawin jirtay Soomaalida 19-sano kahor Waxaa maanta oo kale 07 October sanadkii 2003-dii magaalada Boorame lagu dilay Annalena Tonelli, oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Talyaaniga, ka tirsanayd haayadda UNHCR, muddo 33 sanno…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Guddoomiyay Shirka Todobaadlaha ah Ee Golaha Wasiirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado in uu shir guddoomiyo shirka golaha wasiirada Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in maanta oo khamiis ah uu shir guddoomiyo shirka golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka ah. Shirkaan ayaa diiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo la kulmay Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Geeska Africa u qaabilsan Dawladda Finland Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la qaatay ergeyga gaarka ah ee arrimaha Geeska Africa u qaabilsan Dawladda Finland ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Finland, Mudane Suldaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Hey’adaha Samafalka Dalka Kuwait Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Ururka Samafalka ee Liilaaf ee dalka Kuwait oo uu hoggaaminayo Maamulaha Ururka ayna weheliyaan xubno…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Dowladda Al-geria Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta Dalka Al-geria Mudane Maxamed Buu Saleymaani ayaa ka guddoomay dhambaal uu uga siday Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Madoobe oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Xildhibaan Afaraale Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, ehelada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Hore Mohamed Isaaq Huseen (Afaraale oo Geeriyooday Allah unaxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Hore Mohamed Isaaq Huseen (Afaraale), marxuumka ayaa muddooyinkii dambe la jiifay xanuun soo wajahay, isaga oo ugu dambeyn maanta geeriyooday. Isbitaalka…