1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo La Wareegay Yasooman iyo Dhaqdhaqaaqyo Laga Dareemayo Hirshabeelle Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta markale dib ula wareegay deegaanka Yasooman ee dhaca gobolka Hiiraan, kadib markii ciidanka dowladda iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ay dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiilka Madaxweynaha Uganda: Aniga iyo ciidamadeyda laba isbuuc naguma qaadenyso in aan ku qabsanno Nairobi Taliyaha ciidamada militeriga Uganda ahna wiilka madaxweynaha dalkaas Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in aysan waxba la ahayn in uu qabsado Niarobi. Qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka…
2 daqiiqo Sheeko:War Ergayga Arrimaha Abaaraha oo La Kulmay u Qaabilsanaha Dowladda Ingriiska Ee Geeska Afrika Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo xalay gaaray magaalada London ee carriga Ingiriiska ayaa kulan la qaatay Ergeyga gaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaawacyada 24 qof oo la keenay Muqdisho Waxaa caawa magaalada Muqdisho, soo gaartay diyaarad sidday qaar kamid ah dadkii dhaawacyada daran ay ka soo gaareen qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Baladweyne. Diyaaradda oo garoonka diyaaradaha ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo Sheegay Inuu Isku Soo Dhiibay Xubin Ka Tirsanaa Al-shabaab Ciidanka xoogga dalka oo fadhigoodu yahay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay xubin ka tirsan Al-shabaab, kaas oo sidoo kale lasoo goostay qori AK47. Cabdisamad Liibaan Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo War Kasoo Saaray Qaraxyadii Ka Dhacay Magaalada Baladweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii Al-shabaab maanta ay ku qaadeen xarunta maamulka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Xaaladda Magaalada Baladweyne Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay amniga oo si gaar ah loogu lafaguray xaaladda magaalada Beledweyne oo maanta Al-shabaab ay ka gaysteen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Lagu Ansixiyay Kulanka Guddiga Joogtada ah Ee Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Kale oo Ka Dhacay Magaalada Baladweyne iyo Digniino Loo Dirayo Shacabka Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan oo maanta ay ka dhaceen laba qarax oo loo adeegsaday gawaari laga buuxiyay walxaha qarxa ayaa waxaa mar kale laga maqlay qarax sedexaad, kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Cambaareeyay Qaraxyadii Ka Dhacay Baladweyne Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii qaraxyada ahaa ee ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo , kaas oo…