2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso:Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Beledweyn iyo Khasaaraha Ka Dhashay Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qaraxyo isxigxigay oo maanta ka dhacay xarunta magaalada Baladweyne, kadib markii gawaari laga buuxiyay qaraxyo lagu weeraray xerada Lamagalaay, waxaana soo baxaya khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Ka Tirsan NISA oo Howlgallo Ka Fuliyay Qeybo Kamid ah Caasimadda Ciidamo ka tirsan Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgallo waxaa ay ka fuliyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, howlgalkaan ayaa waxaa uu ahaa mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Ka Dhacay Xarunta Gobolka Magaalada Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxyo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay qaraxyo lagu weerar xerada lama galaay ee magaaladaas, taas oo ah goob…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in La Dilay Hoggaamiye Sare oo Al-shabaab Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay duqeyn maalin ka hor ka dhacday xeegaanka Xaramka ee Jubbada Dhaxe, waxaana warsaxaafadeed kasoo baxay lagu xusay in duqeyntaas oo ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog Cusub: Caydiid oo soo Riday “Black Hawk” iyo Oakley “Gorgorka Baalashaan ka Rifeynaa” Maanta oo kale 29 sano ka hor, ciidamo ka socday dalka Mareykanka oo Muqdisho, caasimadda Soomaaliya u joogay hawlgalka “rajo soo celin”-ta iyo caawinta dadka iyo dalka dhibaateysan ayaa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xarunta Ciidanka Haramcad oo Loogu Magacdaray Taliyihii Geeriyooday Ee General Farxaan Qaroole Wareegto kasoo baxday taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in xerada ciidanka Booliiska gaarka ah ee Haramcad loogu magac daray Allah u naxariistee taliyihii ciidanka Booliiska gobolka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 150 Qof oo Ku Geeriyootay Rabshado Ka Dhacay Garoon Lagu Ciyaaro Kubadda Dalka Indonesia Wararka laga helayo Dalka Indoniisiya ayaa sheegaya in ay dhinteen in ka badan 150 qof tiro ku badan 210 na dhaawacmeen ka dib markii rabshado ka dhaceen goob garoon kubadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sweden oo Turkiga ka qaadday xayiraad ay horay u saartay Dowladda Sweden ayaa sheegtay in ay qaadday xayiraaddii dhinaca hubka ah ee ay horay u saartay dowladda Turkiga, xilli aysan wax hub ah aysan ka iibin muddo sanado ah. ISP…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay danjiraha Dalka Ingiriiska Marwo Kate Foster, kulanka ayaa waxaa si gaar ah looga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shir Magaalada Nairobi Ugu Furmay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF Waxaa maanta shir muhiim ah uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan oo ay hogaaminayso Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya…