1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Isarasaaseyn ka dhacday saldhigga booliiska magaalada Burtinle Wararka naga soo gaarayo magaalada Burtinle, ayaa sheegaya in kooxa hubaysan ay weerar ku soo qaadeen saldhigga ciidamada Booliiska ee magaalada, waxaana weerarka ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Ciro” Xisbiga WADANI aqbali maayo mudo kordhinta xaaranta ah ee loo sameeyey Biixi” Musharax madaxweynaha xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaalada Harheysa ayaa waxaa uu ka hadlay mowqifkooda ku aadan muddo kordhintii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Abaaraha oo Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Canada Kala Hadlay Arrimaha Gurmadka Ergayga arrimaha Abaaraha u qaabilsan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa waxaa uu kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Toronto ee dalka Canada, kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Todobaadka Shidaalka Afrika oo Furmaya iyo Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Waxaa maalinta bari ah lagu wadaa inuu dalka Koonfur Afrika uu ka furmo shir ay isugu imaanayaan wadamada Afrika, kuwaas oo leh kheyraadka dhanka Shidaalka ah, waxaana dowladda Soomaaliya kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Deegaanka Giriley iyo Ciidanka Jubbaland oo Wada Abaabul Ka Dhan ah Al-shabaab Ciidamo ka tirsan Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbland iyo kuwa deegaanka Girileey ee gobolka Gedo ayaa deegaanka ka bilaabay abaabul ciidan oo ka dhan ah Al-shabaab, kadib markii xooggag ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan “La Iiguma Imaan Karo Qof Sidiisaba Shabaab Loo heysto,Cudurdaar Malahan” Madaxweynaha jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo maanta ka hadlay Masjidka Shuhadaa ee ku dhex yaalla xarunta Madaxtooyada, halkaas oo Salaadda Janaasada lagula tukaday meydka talihii qeybta Booliiska Farxaan Maxamuud Aadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Ka Tirsan Al-shabaab oo Dib u Qabsaday Deegaannada Moqokori iyo Yasooman Xooggag ka tirsan Al-shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanno maanta ay ka baxeen ciidanka dowladda iyo kawa deegaanka oo ka tiran gobolka Hiiraan, kuwaas oo howlgalladii ugu dambeeyay ay ciidanku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxada Dowladda Federalka oo Ka Qeybgashay Janaasada Marxuum Farxaan Maxamuud Aadan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda kale ee dowladda ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Taliyehii Qaybta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka “Oktoobarey adaa lahaa!” — Cabdi Bashiir Indhabuur. Bisha October waa bisha kaliya ee ugu maalmaha madow bilaha ay Soomaalidu tirsato. Intani waa intii aan xusuusaha faaday ka soo dhuftay iyo ino kale oo ay waayuhu na soo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka DAGAALKA SHABAAB: BARBARKAY KA BAXDAA WAA BAKAYLE QALEEN! Shabaab waxa ay gumaad aan loo meel dayin ku haayeen bulshada muddo 15 sano ah, waxa ay la beegsanayeen qaraxyo ay xasuuq ugu gaysteen dad badan oo birimagaydo ah, waxa…